SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,207 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 9

  1. Malaayiin xujey ah oo gudanaya waajibaadka Xajka, iyo kuleyl aad u daran oo ka jira Makka

    Malaayiin xujey ah oo ka kala yimid waddamada Islaamka ayaa isugu yimid magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga, si ay u gutaan waajibka Xajka ee sannadkan, iyadoo uu heerk…

    07:34
  2. Iibka gawaarida korontada ku shaqeeya ee duugga ah a oo aad u kacay, xilli xataa baabuurta qadiimiga ah loo beddelayo koronto

    Iibka gawaarida ku shaqeeya korontada ee dalka Australia ayaa bishii Abriil ee la soo dhaafay dhigay rikoor cusub, iyadoo sidoo kale, ay aad u kaceen iibka gawaarida korontada ku s…

    08:59
  3. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 25 May 2026

    Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah halkan ka dhegeyso

    05:43
  4. #110 Trying on shoes (Med) - Learn English #110: Baro Ingriisi - Isku qiyaas kabo cusub

    Learn English useful for talking about trying on, buying, and finding shoes that fit well. Practise everyday phrases for describing how shoes feel, asking for a different size, and…

    12:14
  5. The Aboriginal flag: History, meaning and recognition - Australia Explained: Calanka Aboriginal-ka - Astaan u Taagan Aqoonsiga iyo Lahaanshaha Dhulka

    At school, work, council offices or sporting events, you might see a red, black and yellow flag flying beside the Australian national flag. This is the Aboriginal flag, representin…

    13:13
  6. SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga Jimce 22 May 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 22 May 2026.

    12:00
  7. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026

    Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na…

    09:56
  8. WHO oo xaalad caafimaad oo degdeg ah ka xaqiijisay Ebol-lada ka dillaacday Congo iyo Uganda

    Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqay in faafitaanka xanuunka Ebola ee dalalka Congo iyo Uganda, uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah caalami ah.

    08:58
  9. SBS News Somali: Warka Khamiis 21 May 2026

    Wasiirka Arrimaha debedded Australia ayaa "Wax naxdin leh oo aan la aqbali karin" ku tilmaantay muuqaal la baahiyiey oo muujinaya Wasiirka Amniga ee Israel oo si aan wacnayn ula dh…

    04:56
  10. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 20 May 2026

    Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka halkan ka dhegeyso.

    09:42
  11. Somalia News: Warkii Soomaaliya ee Arbaco 20 May 2026

    Sheekh Shariif, Abdishakur Warsame, iyo Xassan Khayre maxay ka yiraahdeen xaaladaha ku gadaaman xukuumadda Soomaaliye ee waqtigeedii dhammaaday?

    11:21
  12. Tubaakada sharci-darrada ah oo uu Aqalka Sare ee Senate-ku oo bannaanka soo dhigay saameynteeda xun

    "Waa wax laga xumaado in shirkadaha tubaakada lagu martiqaaday inay ka qaybqaataan baaritaankan, iyadoo albaabadu u xiran yihiin, kamaradahana la damiyey, iyadoo aan xataa magacyad…

    12:09
  13. SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee SBS Talaado 19 May 2026

    Masaajid ku yaalla San Diego - USA, ayaa lagu dilay saddex qof. Australiana waxay ka arrinsanaysaa cudurka Ebola ee ka dillaacay waddammo Africa ka mid ah.

    04:51
  14. Warbixin cusub oo dalbanaysa qorshe qaran oo lagu maamulo AI-da laga isticmaalo goobaha shaqada

    Maqaalkani wuxuu falanqaynayaa saamaynta baaxadda leh ee tiknoolajiyadda casriga ah ee AI-du ku yeelanayso suuqa shaqada ee dalka Australia, isagoo miisanka saaraya fursadaha cusub…

    10:30
  15. SBS News Somali: Warka SBS ee Soomaaliga Isniin 18 May 2026

    Dal Afrikaan ah oo uu ka dillaacay cudurka Ebola iyo Maraykanka iyo Israel oo la sheegay inay isu diyaarinayaan weerar cusub oo ay ku qaadaan Iran ayaa ka mid ah wararka Australia…

    05:19
  16. SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 15 May 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 15 May 2026 oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiisyadii.

    44:02
  17. SBS News Somali: Warkii Soomaaliga Jimce 15 May 2026

    Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 15 May 2026

    11:21
  18. Dib-u-habayntii xayaysiiska khammaarka oo lagu tilmaamay mid 'Fuleynimo' ah

    Dowladda federaalka aya ugu dambayntii xaqiijisay, inay soo saarayso sharciyo lagu xakamaynayo xayaysiisyada khamaarka, gaar ahaan kuwa internetka. Shirkadaha khamaarka ee Australi…

    08:55
  19. Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 15 May 2026

    Natiijadii doorashada qof iyo cod ee ka dhacday Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyey. Dhegeyso sidii loo kala helay kuraasta wakiillada iyo kuwa golaha deegaann…

    10:38
  20. Tips to manage financial stress | Fuel in Focus - Australia Explained: Talooyin ku saabsan sida loo maareeyo culayska dhaqaale | Fuel in Focus

    Australia's petrol and diesel prices remain under pressure. The RBA’s decision to hike the cash rate this month is adding to the financial strain facing many households. We look at…

    06:47
Now Playing