
Podcast

Iran ayaa wareegyo gantaallo ah u riddey dhinaca Israel. Ingiriiska, Jarmalka iyo Faransiiskuna waxay soo jeediyeen in la is hor-fadhiisiyo madaxweynayaasha Ruushka iyo Ukraine, si…

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 5 June 2026 oo dhammays tiran

Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vacc…

Warka Jimcaha waxaa ka mid, Axmed Al Axmed, oo lagusoo dacweeyey inuu aabbihii darayo (Xuurto) ku qabtay, iyo Donald Trump oo tibaaxay inay sharaf u ahaan lahayd haddii u la kulmi…

Dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay dhinacyadu ka yiraahdeen.

Dowladda Federaalka Australia ayaa u jawaabtey Maraykanka oo ku daray dalal ay kusoo rogeen cashuuro dheeraad ah. Israel iyo Hesbollah-na waxay cusboonaysiiyeen heshiis xabbad jooj…

Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah, 2 June 2026, halkan ka dhegeyso.

Sheekh Shariif iyo iyo Xasan Khayre oo ka hadlay debed-bax loo ballansan yahay 4-ta June iyo Baydhabo oo bandow lagu lagu soo rogayo habeenkii.

Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Cimilada Adduunka ayaa ka digaysa in shanta sano ee soo socota ay dunidu wajahayso kulayl hor leh, iyadoo ay u badan tahay in la jabiyo ri…

Warka Talaadada ee Australia iyo caalamkia waxaa ka mid ah: Shaqaalaha mushaharka yar oo loo kordhiyey. Tirada dadka Australia oo gaartey 28 Malyan iyo Donald Trump oo xabbad-jooji…

Warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-b…

Wararkii maanta oo Isniin ah ee Australia iyo caalamka. Halkan ka dhegeyso

Waa barnaamijkii Jimcaha 29 May 2026 oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinno ka dhegeyso

Toban iyo shan arday ayaa ku dhintay dab ka kacay dugsi ku yaalla dalka Kenya. Qaramada Midoobeyna waxay cambaareeyeen weerarkii ugu dabmeeyey ee ay Israel ku qaadday dalka Lubnaan…

Dil dhowaan ka dhacay koonfurta-galbeed ee magaalada Sydney, ayaa dib u kiciyey baaqyo ku aaddan in la sameeyo, guddi baaris oo Royal Commission ah, si wax looga qabto dilalka loo…

Wararkii Australia iyo caalamka oo maanta oo Khamiis ah ka dhegeyso halkan.

Learn English useful for describing plumbing problems at home. Practise everyday phrases for explaining issues, asking about cost, and arranging repairs. - Baro Ingiriisi faa’iido…

Drivers across Australia are paying more at the bowser as fuel prices remain unstable. So does it make sense to go for cheaper petrol options when filling up? The answer depends la…

Wararka Soomaaliya waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay inay kusoo hungoobeen waan-waantii ay ka dhex wadeen mucaaradka iyo dowladda.

Qiimaha korontada oo la filayo inuu hoos uga dhaco qaybo ka mid ah Australia. Donald Trump-na wuxuu qaar ka mid ah kuwa ugu tunka weyn waddamada Islaamka u sheegay, inay heshiiska…
