SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 12 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 10

  1. Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 15 May 2026

    Natiijadii doorashada qof iyo cod ee ka dhacday Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyey. Dhegeyso sidii loo kala helay kuraasta wakiillada iyo kuwa golaha deegaann…

    10:38
  2. Tips to manage financial stress | Fuel in Focus - Australia Explained: Talooyin ku saabsan sida loo maareeyo culayska dhaqaale | Fuel in Focus

    Australia's petrol and diesel prices remain under pressure. The RBA’s decision to hike the cash rate this month is adding to the financial strain facing many households. We look at…

    06:47
  3. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 14 May 2026

    Waa warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Khamiis ah: 14 May 2026

    05:23
  4. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Talaado 12 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah 12 May 2026

    04:18
  5. Somalia News: Warkii Soomaaliya Talaado 12 May 2026

    Warka Soomaaliya ee maantu wuxuu ka kooban yahay xogta doorashadii qof iyo cod ahayd ee ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Maxayse dowladda iyo mucaaradku…

    12:57
  6. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Isniin 11 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah 11 May 2026

    04:32
  7. SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce oo dhan 8 May 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 8 May 2026 oo dhammaystiran

    54:46
  8. SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga ee Jimce 8 May 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka - Jimce 8 May 2026

    12:15
  9. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 8 May 2026

    Warka Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo amray in si ku-meel-gaar ah loo joojiyo burburnta iyo bannaynta dhulka danta guud ee Muqdisho.

    11:56
  10. #108 Talking about the cost of living - Learn English #108: Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo kor-u-kaca qiimaha nolosha

    Learn English useful for talking about money, expenses, and financial pressure. Practise everyday phrases for describing rising costs, managing a budget, and explaining financial c…

    10:00
  11. WHO: HantaVirus lama mid aha COVID iyo rakaab laga daad-gureeyey markabkii

    Saddex qof ayaa u dhintay fayrastan ka dillaacday markabka gudihiisa. Laba bukaan oo uu ku dhacay Hantavirus-tu iyo qof saddexaad oo looga shaki qabon, ayaa laga soo saaray markabk…

    08:55
  12. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Khamiis 7 May 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 7 May 2026

    04:47
  13. Biraha culus iyo Macdanta Qaaliga ah: Australia iyo Japan oo kala saxiixday heshiisyo dhinacyo badan leh

    Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan, Sanae Takaichi, ayaa booqasho markii ugu horreysay ku timid Australia, tan iyo markii ay qabatay hoggaanka dalkaas.. Ra'iisul Wasaare Anthony Albane…

    12:05
  14. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 6 May 2026

    Warkii Australia iyo caalamka ee Australia halkan ka dhegeyso - Arbaco 6 May 2026

    11:39
  15. Are you prepared for Australia’s flu season? - Australia Explained: Diyaar ma u tahay xilliga hargebka ee Australia?

    Influenza is a highly contagious viral infection. As flu season begins in Australia, here’s what you need to know to protect yourself, your family and the most vulnerable in our co…

    12:01
  16. #109 Talking about ageing parents (Med) - LEARN ENGLISH: #109 Ka hadlidda waalidka waayeelka ah

    Learn English useful for talking about ageing parents and family responsibilities. Practise everyday phrases for describing challenges, offering help, and discussing how to support…

    10:49
  17. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 6 May 2026

    dhegeyso warka Soomaaliya oo maanta oo Arbaco ah, 6 May 2026, naga soo gaarey Muqdisho

    10:07
  18. Xisbiga Coalition-ku ma luminayaan kuraasta miyiga Australia? Maxay doorashada Farrer ka dhigan tahay?

    Maadaama ay xisbiga One Nation iyo musharaxyada madax-bannaani, ay ku horreeyaan tartanka, ayaa waxa ay codbixiyayaasha deegaankaasi hadda muujinayaan niyad-jab ay ka qabaan xisbiy…

    11:21
  19. SBS News Somali: Warka Talaado 5 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado, 5 May 2026

    05:01
  20. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 4 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Insiin ah 4-ta May 2026

    05:03
Now Playing