
Podcast

Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay buugga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha oo uu qoray Cumar Nuur oo fadhigiisu yahay dalka UK.

Wararka SBS Somali 16 July

Wararka SBS Somali 12 July

Wararka SBS Somali 11 Luuliyo

Wararka Soomaaliya 10 July

Wararka SBS Somali 10 July

Mohamed Hassan Dable oo falanqaynaya natiijadii doorashada UK.

Ilaalinta habmaamus dhaqameedka shacabka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka Australia waa talaabo muhiim ah oo hore loogu qaaday fahamka iyo ixtiraamka dadka taariqiyan leh…

Xaflad lagu xusay 1-da Luuliyo ayaa lagu qabtay xaafadda Flemington ee Melbourne.

Wararka SBS Somali 9 July

Wararka SBS Somali 5 July

Wararka SBS Somali 4 Luuliyo

Wararka SBS Somali 3 July

Cabdiwali Qambi wuxuu u soo joogay markii u horaysay oo calamka Soomaaliya la saaray kadib markii dalku ka helay xoriyaddii gumaysigii Talyaaniga.

General Mohamed Atosh muxuu ka xasuustaa xoriyaddii iyo dawladihii ka danbeeyay?

Wararka Soomaaliya ee 3 Luuliyo

Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Gre…

Wararka SBS Somali 2 Luuliyo

Waxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.

Xafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.
