
Podcast

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 27 June

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained waxaan ku eegaynaa abaalgudka laga helo macalinimada iyo fursadaha lagu noqodo macalin ee dalkan Australia.

Xuska 26 June oo lagu qabtay Muqdishu

Waraysi: Nuur Fiqi iyo xoriyadda Soomaaliya

Wararka SBS Somali 26 June

Waraysi: Abdullahi Daahir iyo xoriyada Soomaaliya.

Wararka SBS Somali 25 June

Wararka Soomaaliya ee maanta 21 June.

Wararka SBS Somali 20 June

Soomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.

Iyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid…

Ahmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.

Wararka Soomaaliya ee 19 June

Wararka SBS Somali 18 June

Iyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka,…

Wararka todobaaadka

Wararka SBS Somali 13 June

Wararka Soomaaliya ee maanta 12 June.

Lacagaha dalkii loo diro ma waxay dhalin karaan mashaqaystanimo?
