SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 50

  1. Wararka SBS Somali 2 Agoosto

    Wararka SBS Somali 2 Agoosto

    10:35
  2. Wararka SBS Somali 1 Agoosto

    Wararka SBS Somali 1 Agoosto

    04:56
  3. Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia

    Nasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo da…

    08:32
  4. Wararka Soomaaliya 31 bisha July

    Wararka Soomaaliya

    10:25
  5. Hooyo loo xiray guur ay ku qasabtay gabar ay dhashay

    In qofka lagu qasbo guur uusan raali ka ahayn waa ka mamnuuc Australia. Hooyo ayaa loo xiray inay gabar ay dhashay ku qasabtay inay guursato nin aysan rabin.

    07:57
  6. Wararka SBS Somali 31 July

    Wararka SBS Somali 31 Luuliyo

    11:36
  7. Wararka SBS Somali 30 Luuliyo

    Wararka SBS Somali 30 July

    04:39
  8. Wararka Soomaaliya 26 July

    Wararka Soomaaliya 26 July

    10:15
  9. Wararka SBS Somali 25 Luuliyo

    Wararka SBS Somali 25 July

    04:47
  10. Wararka SBS Somali 24 July

    Wararka SBS Somali 24 July

    12:29
  11. Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen?

    Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi…

    10:24
  12. Wararka Soomaaliya 24 Luuliyo

    Wararka Soomaaliya 24 July

    10:46
  13. Xus loo sameeyay Mohamed Ali Hamud oo dhawaan ku geriyooday Melbourne

    Waxaa magaaladda Melbourne xus loogu sameeyay Mohamed Cali Xaamud oo dhawaan ku geeriyooday Melbourne.

    09:36
  14. Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?

    Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?

    06:46
  15. Awale Ahmed oo buug ka qoray dagaaladii sokeeye

    Awale Ahmed wuxuu ahaa wiil yar markuu qoyskiisu ka soo qaxay dagaaladdii sokeeye. Wuxuu hadda wixii soo maray ka qoray buug.

    15:43
  16. Wararka SBS Somali 23 July

    Wararka SBS Somali 23 July

    05:27
  17. Wararka SBS Somali 18 July

    Wararka SBS Somali 18 July

    04:14
  18. Wararka SBS Somali 17 Luuliyo

    Wararka SBS Somali 17 Luuliyo

    11:50
  19. Wararka Soomaaliya 17 July

    Wararka Soomaaliya 17 Luuliyo.

    08:49
  20. Muxuu Donald Trump ku doortay JD Vance?

    Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa u doortay JD Vance inuu u noqdo madaxweyne ku xigeenkiisa haddii ay ku guulaystaan doorashada madaxweyne ee dhamadka sanadkan.

    10:03
Now Playing