SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 31

  1. Somalia News-Warkii Soomaaliya: 22 August 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaleeceeyey madashii mucaadka.

    09:11
  2. Understand Aboriginal land rights in Australia - Australia Explained: Fahmidda Xuquuqda Dhulka ee Aboriginal-ka

    You may hear the protest chant, “what do we want? Land rights!” —but what does it really mean? Land is at the heart of Aboriginal and Torres Strait Islander identity, culture, and…

    09:23
  3. SBS News Somali: 21 August 2025

    Premier-ka Victoria, Jacinta Allan, ayaa sheegtay in si degdeg ah loogu baahan yahay dib-u-habayn heer qaran oo xeerarka badbaadada carruurta ah, sida kuwa heer dowlad-goboleed oo…

    04:48
  4. SBS Somali News: 20 August 2025

    Shirka qaranka ee wax-soo-saarka dalka. Ra'iilsawasaaraha Israel oo Anthony Albanese ku sheegay mid daciif ah iyo warar kale.

    12:03
  5. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 20 August 2025

    Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.

    11:00
  6. Shirka Dowladda Federaalka ee Kobcinta Wax-soo-saarka

    Dhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay…

    09:04
  7. SBS News Somali: 19 August 2025

    Ra'iisal-wasaare Anthony Albenese ayaa furay shirweyne lagaga arrinsanayo kobcinta dhaqaalaha. Madaxeeynaha Maraykankanka ayaa qorshaynaya kulan dhex mara labada madax-weyne ee Ruu…

    04:26
  8. EV Fire Danger - Halista bayteriga scooter-rada, Ebike-yada iyo baabuurtu ku socdaan.

    Khubarada ku shaqo leh ayaa ka digaya khatarta dabka ka dhasha baytariyada gaar ahaan kuwa baabuurta electerigga, scooterrada, e-bike-yada iwm. Waxay sheegeen in lixdii bilood oo u…

    08:39
  9. SBS News Somali: 15 August 2025

    Warkii Jimcaha ee Austarlia iyo caalamka

    09:06
  10. Somalia News-Warkii Soomaaliya: 15 August 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    09:55
  11. A beginner’s guide to owning a pet in Australia - A beginner’s guide to owning a pet in Australia - Sida loo lahaado rabbaayad.

    Bringing a pet into your home can fill it with joy and companionship – but it also comes with important responsibilities. In Australia, new pet owners need to be aware of legal req…

    08:35
  12. SBS News_Flash Somali: 14 August 2025

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

    05:19
  13. SBS Somali Full Program: 13 August 2025

    Barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran.

    52:23
  14. SBS News Somali: 13 August 2025

    Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka

    09:34
  15. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 13 August 2025

    Xaaladda magaalada Beled-xaawo. M.weyn Hassan Sh. Maxamuud oo qaatay shahaadada is-diiwaan gelinta doorashooyinka.

    10:01
  16. Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef

    Sahamin sanadle ah oo lagu sameeyay qayb badda Australia ka mid ah, oo la yiraahdo, Great Barrier Reef ayaa lagu muujiyay, in noolaha la yiraahdo Coral oo ka baxa baddaas hoosteeda…

    10:31
  17. Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso

    Waxaa soo baxaya baaqyo lagu dalbanayo guryo raqiis ah, kadib markii ay sii kordheen tirada dumarka iyo gabdhaha hoy la’aantu ku dhacay. Hooyo laba carruur ah leh – oo duruufo adag…

    09:49
  18. Health Loneliness - Dareemmidda Kelinnimo

    Cilmi-baaris cusub ayaa walaac ku abuurtay khubarada caafimaadka, ka dib markii ay daaha ka qaadday dhibaatada kelinnimada ee ka jirta Australia.

    10:14
  19. SBS News_Flash Somali: 12 August 2025

    Baanka dhexe oo Austaralia ayaa la filayaa inuu maanta hoos uu dhigo dulsaarka lacagaha. Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Xammaas ugu baaqay inay hubka dhigaan. Donald Trump…

    04:17
  20. SBS News_Flash Somali: 11 August 2025

    Warkii Australia iyo caalamka ee maanta qodobbadii ugu door-roonaa.

    04:00
Now Playing