SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 30

  1. Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne

    Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Afri…

    19:29
  2. Wararka SBS Somali 3 September 20205

    Wararka SBS Somali 3 September 20205

    09:10
  3. Waraysi - Ugaas Ahmed-Naasir iyo Dawlad Deegaanka Soomaalidda

    Ugaas Ahmed Nasir oo dhawaan booqday Dawlad Deegaanka Soomaalidda Ethiopia ayaa ka waramay wixii uu ku soo arkay.

    13:44
  4. SBS News Somali: Talaada, 02 September 2025

    Warkarkii ugu dambeeyeyey ee dalka iyo debeddiisa maanta Talaado ah.

    04:32
  5. SBS News Somali: 01 September 2025

    Wasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo…

    05:13
  6. SBS Somali Friday Full Program - Barnaamijka Jimcaha 29 August 2025

    Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

    47:54
  7. SBS News Somali: 29 August 2025

    Wararkii jimcaha ee Australia iyo caalamka

    08:29
  8. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 29 August 2025

    Wasiirka cusub ee dekedda iyo gaadiidka badda, Maxamed Cali Ameeriko ayaa wasiirkii hore kala wareegey xilka.

    08:51
  9. What is forced marriage and what support is available in Australia? - Waa maxay guur khasab ah? Taageero noocee ah ayaa laga helaa Austarlia?

    A forced marriage occurs when one or both individuals do not consent freely, often due to threats, coercion, deception, or if they are under 16 or those with mental incapacities. N…

    16:37
  10. SBS News Somali: 28 August 2025

    Cadayada, agabka gacan-qabsiga loogu shaqeeyo (hand tools), qaboojiyeyaasha, makiinadaha dhaqidda weelka (dishwashers), dharka, iyo alaabooyinka nadaafadda haweenka ayaa ka mid ah…

    05:18
  11. Australia - Caasimadda Xasaasiyadda (allergy) ee adduunka.

    Tirada dadka reer Australia ee la nool xasaasiyadda (allergy), ayaa labanlaabantay ku dhawaad 20 sano gudahood, sida lagu sheegay warbixin cusub oo baareysa khasaaraha dhaqaale iyo…

    10:17
  12. SBS News Somali: 27 August 2025

    Booliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti…

    08:22
  13. Somalia News - Warkii Soomaaliya: 27 August 2025

    Xubnihii mucaaradka ee ka baxay madasha samato-bixinta ayaa heshiis la gaarey xukuumadda m.weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    08:22
  14. Scams Awerness - Julian waa al dhacay, haddase dadka kale ayuu u digaa.

    Warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda Australian Competition and Consumer Commission (ACCC) ayaa lagu sheegay in dadka Australian-ka ah ee soo sheegay in lacag laga khiyaameeyey…

    07:19
  15. NDIS Autism - Saamileyda Austism-ka oo soo dhoweeyey wax-qabadka dowladda

    Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo carruurta Autism-ka qabta lagaga weecinayo nidaalka NDIS iyadoo loo beddelayo nidaam cusub oo loo bixieyThriving Kids.

    11:22
  16. SBS News Somali: 26 August 2025

    Ra'iisals wasaare Anthony Albanese, oo sheegay inay Iiraan amartay labo weerar oo Yuhuud neceyb oo lagu qaaday kaniisad yuhuuddu leedahay oo ku taalla Melbourne iyo warar kale.

    05:17
  17. SBS News Somali: 25 August 2025

    Dowladda Labourka oo rabta inay ka dhabayso ballanqaadkeedii raqiisinta daawada hoos timaadda PBS. Dadka iibsanaya gurigooda koowaad oo shuruudihii laga khafiifiyey iyo hoggaamiyah…

    05:53
  18. #93 Bragging about your car (Med) - #93 Bragging about your car - Sida loogu faano baabuurkaaga.

    Learn how to talk about cars and understand common Aussie car slang. - Baro sida looga hadlo baabuurkaaga. Faham erayo iyo weedho u gaar ah Australia (Ausy car slang)

    16:29
  19. SBS Somali Full Friday Program: 22 August 2025

    Barnaamijkii Jimce 22 August 2025 oo dhammaystiran.

    50:41
  20. SBS News Somali: 22 August 2025

    Kaamirooyin amni ayaa lagu tijaabin doonaa ilaa 300 oo ah xarumha xannaanada carruurta guud ahaan Australia, si wax looga qabto dhibaatada amni ee saameysay nidaamka xannaanada car…

    11:20
Now Playing