
Podcast

Barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Xayaysiis ku ma jiro.

Learn how to ask for money or donations in English. - Baro sida cid loo weydiisto lacag ama deeq.

Cudurka Gowracatada oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo shirka madasha bani'aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo.

Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availabi…

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo khamiis ah.

Waa barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

Macallimiin ka badan 50,000 oo shaqo joojin ka sameeyey QLD. Qasnajiga Australia Jim Chalmers oo sheegay in ay AI-du u roon tahay waxsoo-saarka iyo kor-u-qaadidda heerka nolosha ha…

Warkii Somaaliya: Dabkii qabsaday suuq-bacaadka. Puntland oo sii deysey markabkii Turkiga.

Siddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduun…

Warkii Australia iyo caalamka maanta

Dr. Aweys Abdi Omar, oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Perth, ee gobolka Western Australia ayaa loo aqoonsadaday WA Somali of the year 2025.

Toddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanes…

Many Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and r…

Barnaamijka Jimce 01 August 2025 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

Australia oo sheegtay inay aqoonsan doonto Falastiin laakiin aan weli sheegin taariikh. Ardayda Australiyana waxay soo dhoweeyeen sharciga heer federal ee loo ansixiyey si loogu dh…

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia.

Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah…

Sharcigii Labour-ka ee dayn dhimidda ardayda jaamacadaha iyo TAFE-ka ayaa maanta baarlamanku meel mariyey. Kaymaha buuraha waqooyi ee Australina waxaa laga helay cayayaan dhererkii…

Barnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh.

Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka
