SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,207 episodesLatest 2 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 3

  1. #116 Visiting a vet (Med) - Learn English #116: Booqashada dhakhtarka xayawaanka

    Learn English useful for talking about your sick pet. Practise everyday phrases for explaining when an animal is not eating, drinking, or acting normally. - Baro erayo iyo weedho l…

    15:25
  2. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026 halkan ka dhegeyso .

    09:46
  3. Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara

    Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa…

    08:50
  4. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 5 August 2026

    Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ay…

    09:41
  5. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026

    04:53
  6. Warbixin muujisay in siyaasadaha "Closing the Gap" ay weli ku fashilmayaan carruurta First Nations

    Waxaa hadda la marayaa kala badhka muddadii la rabey in lagu dhammeeyo heshiiska 'Glosing the Gap'. Laakiin hal keliya oo ka mid ay 19-kii yool ee lagu dejijey heshiiska ayaa u soc…

    12:39
  7. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026

    05:28
  8. How to answer the 2026 Census English proficiency question | Bonus episode - Learn English: Sida looga jawaabo su'aasha aqoonta Ingiriisiga ee Tirakoobka Dadweynaha 2026

    How do you choose between "not well", "well" and "very well" when the Census asks about your English? Honorary Professor Lynda Yates explains what these answers mean in everyday li…

    13:40
  9. SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 31 July 2026 oo dhammaystiran

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 31 July 2026 oo dhammaystiran. Warar iyo warbixinno muhiim ah ayaad ka helaytsaa.

    44:50
  10. What is the Garma Festival and why is it important? - Australia Explained: Waa maxay Garma Festival, maxayse muhiim u tahay?

    The Garma Festival is Australia’s largest Indigenous cultural gathering where thousands of people travel to a remote town in Nhulunbuy on northeast Arnhem Land in the Northern Terr…

    11:21
  11. SBS News Somali: Wararkii Australia iyo Caalamka Jimce 31 July 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimcaha 31 July 2026 halkan ka dhegeyso.

    11:50
  12. Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 31 July 2026

    Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo dhaleeceeyey xukuummadda Xasan Sh. Maxamuud, Ra'iisal-Wasaare ku xigeen Saalax Jaamac oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo Firdhiye oo ka qudbeeyey…

    09:19
  13. Bangiga Dhexe: Dad badani ma fahmaan sababta dulsaarka loo kordhiyo

    In kast a oo sicir-bararka uu guud hoos u dhacay, haddana cabbirka uu Bangiga Dhexe si gaar ah u eegto ayaa weli muujinaya in kororka qiimuhu ka sarreeyo heerka uu bangigu doonayo.…

    07:16
  14. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 30 July 2026

    Wararka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 30 July 2026 halkan ka dhegeyso.

    04:57
  15. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamaka ee Arabaco 29 July 2026

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 29 July 2026 halkan ka dhegeyso. Bangiga dhexe ee Australia oo farta ku haya badhanka kordhinta dulsaarka iyo Iran oo gantaalo ku weerartt…

    10:17
  16. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 29 July 2026

    Wararkii Soomaaliya naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 29 July 2026, halkan ka dhegeyso.

    08:42
  17. Maxaa dhaca marka dhuxusha laga guuro loona wareego tamarta la cusboonaysiin karo?

    Gobolka Hunter ee New South Wales wucuu muddo dheer ku tiirsanaa qodiddda dhuxul-dhagaxda iyo warshadaha korontada dhaliya. Maaddaama'se ay Australia si tartiib-tartiib ah ugu guur…

    09:48
  18. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 28 July 2026

    Premier-ka Victoria Jacinta Allan oo is-casishey ayaa ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah.

    05:03
  19. SBS News Somali: Warka Isniin 27 July 2026

    Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah - 27 July 2026, halkan ka dhegeyso.

    05:17
  20. SBS Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce 24 July 2026 oo dhammaystiran

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 24 July 2026 oo dhammaystiran. Wararkii Australia, Caalamka iyo Soomaaliya ayaa ka mid ah waxyaabaha kuugu diyaar ah.

    47:38
Now Playing