← SBS Somali - SBS Afsomali
Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa? artwork

Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?

SBS Somali - SBS Afsomali
10:18
Play episode

Show notes

Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley. #sbsaudiopodcast

More from this show

More
Now Playing