← SBS Somali - SBS Afsomali
Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha artwork

Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha

SBS Somali - SBS Afsomali
12:43
Play episode

Show notes

Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it’s an effective way to take charge of our health. Let’s take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gacan ka geysta in cudurka lagu ogaado marxalad hore, ka hor inta aanay calaamaduhu muuqanin. Dadka u qalma adeeggan ayaa si bilaash ah ku heli kara baaritaanka, kaas oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo labadii sannaba mar. Qaybtan Australia Explained waxay sharxaysaa sababta baaritaankani muhiim u yahay iyo waxa laga filan karo ballanta.

More from this show

More
Now Playing
Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha — SBS Somali - SBS Afsomali | Podcast | Josplay Music