SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,298 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 24

  1. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 29 January 2026

    Xildhibaanadda xisbiga Dimoqraadiga ee Maraykanka, Ilhan Omar, ayaa sheegtay inay caafimaad qabto ka dib weerar lagu qaaday. Hoggaamiyaha xisbiga Nationalka ee heer faderaalna waxa…

    05:26
  2. Ciidanka Maraykanka ee ICE oo dilay qof kale iyo cabashooyinka

    Saacaddu waxay ahayd qiyaastii 9-kii subaxnimo ee waqtiga Minneapolis. Ninka dhintay wuxuu ahaa kalkaaliye caafimaad oo ka shaqeeya qabyta gargaarka nafbad-baadinta. Gacanta kuma u…

    11:27
  3. #101 Having a laugh (Med) - Learn English #101 - Baro Ingriisi: Casharka ila-qosol

    Learn how to talk about things that make you laugh. Practise phrases that help you share stories, react to jokes, and enjoy conversations more. - Baro sida looga hadlo waxyaabaha k…

    11:13
  4. Booliiska oo baaritaano aan ruqsad lahayn la beegsaday bulshooyinka kala dhaqanka duwan

    Sahamin cusub ayaa muujinaysa in bulshooyinka leh, asal-qoomiyado kala duwani, (multi-racial) ay la kulmaan baaritaanno booliis oo aan warqad oggolaansho (warrant) lahayn, in ka ba…

    07:23
  5. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 28 January 2026

    Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese oo soo jeediyey in ninkii walaxda qaraxda ku tuuray debed-baxayaashii Invasion Day sharciga xooggiisa la tuso. Qaybo ka mid ah Australiana waxaa j…

    11:07
  6. Ururka SABC oo shir u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee Victoria

    Ururka SABC ayaa ganacsatada Victoria u qabtay shir ay sheegeen in ganacsatada lagu baraarujiyo, sidii ay ganacsigooda u horumarin lahaayeen, ha noqoto faham buuxa oo ay ka yeeshaa…

    10:09
  7. Somalia News: Warka Soomaaliya 28 January 2026

    Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadlay guulo uu sheegay inay ka gaareen dagaallada argagixisada. Qaar ka mid ah guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka Soomaaliya ayaa qaa…

    08:37
  8. What actually happened on January 26? - Australia Explained: Maxaa dhacay 26 January oo loogu dabbaal-degaa?

    January 26 is one of the most debated dates in Australia’s history. Often described as the nation’s birthday, the day marks neither the formal founding of the colony nor the creati…

    13:10
  9. SBS News Somali: Warka Talaado 27 January 2026

    Heerkulka ayaa maanta la saadaalaaliyey inuu Melbourne iyo Geelong ka gaari doono 45 degree, iyo Mildura oo laga filayo 49 degree. Baarlamaanka Faransiiska, ayaa taageeray sharci l…

    05:00
  10. SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 23 January 2026

    Imaamka masaajidka Lamemba ee magaalada Sydney ayaa loo soo diray waraaq hanjebaad ah oo ay Islamophobia Register Australia (IRA), ku sheegeen mid "aad naxdin u leh". Burburin, dil…

    08:57
  11. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 23 January 2026

    Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    07:51
  12. Qorshaha lagula dagaallamayo dhibaatada qaraqanka biyaha ee Australia

    "Waa lama huraan 100% inaad indhaha ku hayso carruurta. Ha ku mashquulin mobile-gaa. Il-biriqsiyo ayay qaadataa in mawjadda baddu la tagto carruurta" said Eve Wheeler.

    11:04
  13. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026

    Dareewallada New South Wales oo looga digay halista waddooyinka ayaamaha fasaxa 26 Jannaayo, iyadoo lacagta iyo dhibcaha ganaaxaba la kodhiyey. Donald Trump-na wuxuu ka laabtay han…

    06:13
  14. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 21 January 2026

    Aqalka Senate-ka Australian, ayaa ansixiyey sharciga xakamaynta hadallada nacaybka ah iyo ka. dib-u-habaynta sharciyada hubka, waxaase 'Maya' ku codeeyey xisbigiyada National-ka iy…

    08:32
  15. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 January 2026

    Madax-weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay ciidamo la sheegay inay dowladda federaalka ee Soomaaliya mushahar uga qortay deegaannada Puntland.

    09:39
  16. Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan

    Dowladda Victoria ayaa ku adkaysanaysa qorshaheeda ah inay dumiso dhammaan 44-ta dabaq (Towers) ee dadweynaha ee Melbourne, inkasta ay diidmooyinka dadweynaha iyo baarlamaankuba so…

    17:07
  17. SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 20 January 2026

    Dawladda Federaalka ayaa Baarlamaanka hor keentay sharci ku saabsan dib-u-iibsashada hubka, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo in ka badan afar milyan oo qori oo ka diiwaan…

    05:30
  18. #100 More or less? Talking about quantities - Baro Ingriisi: #100 Yaraan mise Badnaan? Ka hadlidda 'Tiro' ama 'Mug'

    Learn how to talk about amounts and quantities in everyday English. - Ku baro af-ingiriisi sahlan sida looga hadlo tirooyin ama 'mug'

    09:10
  19. How to cater for your dietary restrictions - Australia Explained: Cuntooyinka aad ka caaggan tahay iyo talooyin ku saabsan

    Australia is known as the allergy capital of the world. Our diverse population also means that we express our religious beliefs, ethics, health and personal choices through the foo…

    12:48
  20. SBS News Somali : Warka SBS ee Isniin 19 January 2026

    Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Australia ayaa taageeray mooshin tacsi ah oo lagu sharfayo dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Bondi, kaas oo dhacay in ka ba…

    05:20
Now Playing