SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,298 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 25

  1. SBS Somali Program Full - Jimce 16 January 2026

    Barnaamijkii SBS Somali ee Jimce 16 January 2026 oo dhammays tiran.

    48:17
  2. Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake.

    Qoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wu…

    15:12
  3. SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 16 January 2026

    Mawlac diimeed oo Sydney ku yaalla oo horey amar loogu bixiyey in la xiro, ayuu golaha deegaanka ee Bankstown Canterbury sheegeen inay ka dhego-adaygeen.

    10:03
  4. Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 16 January 2026

    Wararkii ugu dambeeyey ee Laascaanood iyo Abdillahi Sheekh-doon oo laga waraystay isagoo jooga Laascaanood.

    07:14
  5. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 15 January 2026

    Walxo qarxa oo laga helay xaafad ku taalla Camberra iyo kooxaha diimaha oo walaac ka muujiyey sharciga cusub ee lagu xakamaynayo hadallada nacaybka. Maraykan-kuna waxuu fiisayaasha…

    05:27
  6. Macdanta muhiimka ah dhaqaalaha iyo amniga Australia

    Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday inay mudnaan siin doonto, macdano muhiim u ah kaydka istaraatiijiga ah ee dalka, oo qiimahoodu dhanyahay 1.2 bilyan oo doollar.

    08:24
  7. Geedaha Australia oo looga baqayo dabar-go'

    Cilmi-baaris cusub ayaa lagu ogaatay in xawliga ay geedaha cusubee Australia ku korayaan uu ka hooseeyo, xowliga ay geedaha da’da weyni ku dhimanayaan, taasoo abuurtay walaac ah in…

    07:01
  8. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 14 January 2026

    Dambiyada cusub ee la xiriira hadallada naceybka ah iyo af-lgaadooyinka halista ahba, laguma dabbaqi doono, qofka soo xiganaya ama ka hadlaya qoraallada diinta, haddii ujeeddadu ta…

    10:54
  9. Somalia News: warkii Soomaaliya 14 January 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay sababihii ay dowladdiisu cilaaqaadka ugu goysey dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

    10:14
  10. Dab-kaymeedyo ba’an oo wax-yeelleeyey bulshooyin badan oo reer Victoria ah

    Aqalkiisii oo ku yaalla tuulada Longwood East, wuu ka badbaaday dabkii laakiin bakhaarkiisii , iyo qalabyadiisii shaqooyinka gacantase, dabkii baa leefay. Waxaa ruxruxay cabsi dhim…

    10:30
  11. SBS News Somali: Warka Talaado 13 January 2026

    Warka waxaa ka mid ah Danjire Kevind Rudd oo iska casiley xilka danjiraha ee uu Australia ugu fadhiyey Maraykanka iyo koox falastiiniyiin oo ay Israel taageerto oo dilay mas'uul ka…

    05:31
  12. SBS News Somali: Warka Isniin 12 January 2026

    Golayaasha deegaanka ee New South Wales ayaa yeelan doona awood xoog badan oo ay ku xiraan goobaha lagu baahiyo khudbadaha naceybka, ee dadka ku dhiirrigeliya fikradaha xagjirka ah…

    04:50
  13. Your guide to camping in Australia - Australia Explained: Dalxiiska habeen-dhaxa baadiyaha ee Australia

    Going camping is an incredible way to experience Australia’s great outdoors whilst also taking a break from technology and daily routines. We unpack the benefits of camping, the pr…

    13:19
  14. SBS Somali Program Full - Jimce 9 January 2026

    Waa barnaamijkii Jimce, 9 January 2026 oo dhammays-tiran.

    53:34
  15. SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka 9 January 2026

    Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese, ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay guddiga awoodda leh ee Royal Commission si ay usoo baaraan arrimaha ku gadaaman weerarkii xeebta Bondi iyo Yuhuud-n…

    10:34
  16. Somalia News - Warkii Soomaaliya Jimce 9 January 2026

    Warka Soomaaliya maanta waxaa ka mid shirweyne xisbiga Haybad Qaran uga furmay Muqdisho oo ay kasoo qayb galeen Madax hore iyo siyaasiyiin.

    08:56
  17. Xannaanada carruurta oo la raqiisiyey saddex beri toddobaadkiiba

    Waalidiinta carruurtooda u dira xarumaha xannaanada carruurta (childcare) ayaa hadda loo oggolaaday in kharashka xannaanada caruurta laga bixiyo 90 boqolkiiba, muddo saddex maalmoo…

    08:57
  18. SBS News Somali - Warka Khamiis 8 January 2026

    Victoria oo berri oo jimce ah laga mamnuucay shididda dab, kulaylaha daran awgii. Ingiriiskuna wuxuu sheegay inuu Maraykanka ka caawiyey qabashada markab nooca shidaalka ah oo lala…

    05:32
  19. SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa booqasho ku tagay Somaliland, isagoo ballanqaaday in Israa’iil ay ka furi doonto safaarad, kaddib markii Israa’iil noqotay…

    09:52
  20. Somalia News - Warka Soomaaliya 7 January 2026

    Culimada diinta ee Muqdishu ayaa iclaamiyey bannaan-bax looga soo horjeedo, waxa ay ku tilmaameen faro-gelinta Israel ee Soomaalia.

    07:31
Now Playing