
Podcast

Weerar argagxiso oo shalay galab lagu qaaday xeebta Bondi Beach ee Sydney ayaa illaa hadda la xaqiijiyey inay ku dhinteen16 qof oo midkood yahay cunug. Aabbe iyo wiilkiisa ayay boo…

Barnaamijkii Jimce 12 December 2025 oo dhammaystiran. Xayaysiis ma laha.

Connecting with Indigenous Australia can be daunting for a newcomer to the country. So, where do you start? We asked Yawuru woman Shannan Dodson, CEO of the Healing Foundation, abo…

Barta bulshada ee Reddit ayaa dacwad sharci ah ka gudbisay xayiraadda Australia ee baraha bulshada ka mamnuucday carruurta ka yar 16 sano. Afar nin oo Faransiis ah ayaa lagu eedeey…

Warka Soomaaliya ee Jimcaha 12 December 2025

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday waddamada qaaradda Yurub. Madaxweynaha ayaa waraysi uu bixiyey, oo hadal-hayn badan dhaliyey, ku sheegay inay qaa…

Boqolaal kun oo dhallinyaro ah ayaa maanta - Arbaco 10 December 2025 - laga mamnuucay baraha bulshada, kadib markii la dhaqan-geliyay sharciyo noqday kuwii ugu horreeyey adduunka,…

Doorashada golayaasha deegaannadda Benaadir oo la qaban doono 25 December 2025 iyo urrurradii ugu badnaa oo guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha usoo gudbiyey li…

Eedeyntii madaxweynaha Maraykanku sidee bay u saamaysay Soomaalida Maraykanka? Waxaa inooga warramaya Maxamed Wardheere.

Will 14-jir ah oo ku dhintay shil ka dhashayE-bike uu watey iyo baabuur oo ka dhacay Melbourne. Wasiirka isgaarsiinta Australia, Anita Wells, oo lagu eedayanayo kharashaad badan iy…

In ka badan 900 oo qof oo magangelyo-doon kana mid ah dadkii doonyaha ku yimid Australia ku dhawaad 13 sano kahor — ayaa weli ku sugan xaalad ah hubnati la’aan fiise, iyaga oo u da…

Warka Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah: 8 December 2025

Halkan ka dhegeys barnaamijkii jimce 5 December 2025 oo dhammays tiran.

Digniin ku saabsan kulayl aad u sarreeya ayaa laga soo saaray inta badan gobolka New South Wales, iyadoo la filayo in heerkulku qaybo ka mid ah magaalada Sydney uu gaaro 40°C. Shar…

Madax-weynaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo xidhay shirweynihii 6aad ee hoggaanka iyo hal-abuurka Soomaaliya. Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdirahmaan…

Australia is restricting access to social media accounts for under-16s, and many families are wondering what it means in practice. While the rules place responsibility on tech plat…

Koox ka socota Qaramada Midoobay oo u qaabilsan Kormeerka xirista sharci-darada ah, ayaa baaraysa sida dadka soo-galootida ah looga qaado xorriyaddooda ha noqoto in lagu xiro xabsi…

Toban ka mid baraha bulshada ayaa waajihi doona ganaax dhan konton million oo doollar ($50 million) haddii ay 10 December masixi waayaan dhammaan koontooyinka dadka Australiyaanka…

Dowladda Federaalka Australia ayaa doonaysa in dacwad-wadareedka ka dhanka ah ciidanka difaaca dalka (ADF), laga saaro eedeymaha la xiriira tacaddiyada galmada iyo takoorka ee ka d…

Afartan iyo saddex (43) ka mid ah ururrada siyaasadda ee diiwaan gashan oo ka shiray habka loo wajahayo qabashada doorashooyinka. Xaruunta wasaaradda qorshaynta Soomaaliyana waxaa…
