SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 24 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 20

  1. SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 23 January 2026

    Imaamka masaajidka Lamemba ee magaalada Sydney ayaa loo soo diray waraaq hanjebaad ah oo ay Islamophobia Register Australia (IRA), ku sheegeen mid "aad naxdin u leh". Burburin, dil…

    08:57
  2. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 23 January 2026

    Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

    07:51
  3. Qorshaha lagula dagaallamayo dhibaatada qaraqanka biyaha ee Australia

    "Waa lama huraan 100% inaad indhaha ku hayso carruurta. Ha ku mashquulin mobile-gaa. Il-biriqsiyo ayay qaadataa in mawjadda baddu la tagto carruurta" said Eve Wheeler.

    11:04
  4. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026

    Dareewallada New South Wales oo looga digay halista waddooyinka ayaamaha fasaxa 26 Jannaayo, iyadoo lacagta iyo dhibcaha ganaaxaba la kodhiyey. Donald Trump-na wuxuu ka laabtay han…

    06:13
  5. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 21 January 2026

    Aqalka Senate-ka Australian, ayaa ansixiyey sharciga xakamaynta hadallada nacaybka ah iyo ka. dib-u-habaynta sharciyada hubka, waxaase 'Maya' ku codeeyey xisbigiyada National-ka iy…

    08:32
  6. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 January 2026

    Madax-weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay ciidamo la sheegay inay dowladda federaalka ee Soomaaliya mushahar uga qortay deegaannada Puntland.

    09:39
  7. Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan

    Dowladda Victoria ayaa ku adkaysanaysa qorshaheeda ah inay dumiso dhammaan 44-ta dabaq (Towers) ee dadweynaha ee Melbourne, inkasta ay diidmooyinka dadweynaha iyo baarlamaankuba so…

    17:07
  8. SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 20 January 2026

    Dawladda Federaalka ayaa Baarlamaanka hor keentay sharci ku saabsan dib-u-iibsashada hubka, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo in ka badan afar milyan oo qori oo ka diiwaan…

    05:30
  9. #100 More or less? Talking about quantities - Baro Ingriisi: #100 Yaraan mise Badnaan? Ka hadlidda 'Tiro' ama 'Mug'

    Learn how to talk about amounts and quantities in everyday English. - Ku baro af-ingiriisi sahlan sida looga hadlo tirooyin ama 'mug'

    09:10
  10. How to cater for your dietary restrictions - Australia Explained: Cuntooyinka aad ka caaggan tahay iyo talooyin ku saabsan

    Australia is known as the allergy capital of the world. Our diverse population also means that we express our religious beliefs, ethics, health and personal choices through the foo…

    12:48
  11. SBS News Somali : Warka SBS ee Isniin 19 January 2026

    Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Australia ayaa taageeray mooshin tacsi ah oo lagu sharfayo dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Bondi, kaas oo dhacay in ka ba…

    05:20
  12. SBS Somali Program Full - Jimce 16 January 2026

    Barnaamijkii SBS Somali ee Jimce 16 January 2026 oo dhammays tiran.

    48:17
  13. Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake.

    Qoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wu…

    15:12
  14. SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 16 January 2026

    Mawlac diimeed oo Sydney ku yaalla oo horey amar loogu bixiyey in la xiro, ayuu golaha deegaanka ee Bankstown Canterbury sheegeen inay ka dhego-adaygeen.

    10:03
  15. Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 16 January 2026

    Wararkii ugu dambeeyey ee Laascaanood iyo Abdillahi Sheekh-doon oo laga waraystay isagoo jooga Laascaanood.

    07:14
  16. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 15 January 2026

    Walxo qarxa oo laga helay xaafad ku taalla Camberra iyo kooxaha diimaha oo walaac ka muujiyey sharciga cusub ee lagu xakamaynayo hadallada nacaybka. Maraykan-kuna waxuu fiisayaasha…

    05:27
  17. Macdanta muhiimka ah dhaqaalaha iyo amniga Australia

    Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday inay mudnaan siin doonto, macdano muhiim u ah kaydka istaraatiijiga ah ee dalka, oo qiimahoodu dhanyahay 1.2 bilyan oo doollar.

    08:24
  18. Geedaha Australia oo looga baqayo dabar-go'

    Cilmi-baaris cusub ayaa lagu ogaatay in xawliga ay geedaha cusubee Australia ku korayaan uu ka hooseeyo, xowliga ay geedaha da’da weyni ku dhimanayaan, taasoo abuurtay walaac ah in…

    07:01
  19. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 14 January 2026

    Dambiyada cusub ee la xiriira hadallada naceybka ah iyo af-lgaadooyinka halista ahba, laguma dabbaqi doono, qofka soo xiganaya ama ka hadlaya qoraallada diinta, haddii ujeeddadu ta…

    10:54
  20. Somalia News: warkii Soomaaliya 14 January 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay sababihii ay dowladdiisu cilaaqaadka ugu goysey dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

    10:14
Now Playing