SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 23 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 19

  1. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 4 February 2026

    Warkii Soomaaliya ee ugu dambeeyey halkan ka dhegeyso

    09:07
  2. Ma la gaarey xilligii Australia dib u qiimeyn lahayd xidhiidhka Maraykanka?

    Maxaa keenay inay dad badani su’aal geliyaan isbahaysiga Maraykanka ee soo jirey inta badan taariikhda casriga ah ee Australia?

    14:20
  3. Public transport in Australia: breaking down the basics - Australia Explained: Gaadiidka dadweynaha Australia - sharraxidda waxyaabaha asaasiga ah

    Like in most countries, public transport in Australia is the cheapest way to get around. It includes trams, buses, trains and ferry services. And each state or territory has its ow…

    14:13
  4. SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026

    Macallimiinta iyo maamulayaasha iskuullada ee New South Wales ee ku lug yeesha hadallo naceyb ah, ayaa shaqada laga eryi karaa, sida ku cad xeerar cusub oo lagu soo rogay shaqaalah…

    04:21
  5. Kansarka (Cancer) qarsoon ee ku dhaca carruurta

    Kansarka dhiiggu waa kan ugu badan uguna halista badan ee carruurta Australia ku dhaca. Sannadkankan oo keliya ayaa la fiayaa in 350 carruur ah, oo Australian ah laga helo kansarka…

    10:20
  6. SBS News Somali: Warka SBS ee Isniin 2 February 2026

    Sahamin la sameeyey ayaa laga ogaaday in xisbiga One Nation oo noqday xisbiga labaad ee ku xiga kan Labour-ka, isla markaan ay hoggaamiyaha xisbigaasi, Pauline Hanson, noqotay hogg…

    04:40
  7. #102 Getting organised (Med) - Learn English #102: Baro Ingriisi - is abaabul, hore usii qorshee, kama-dambaysta ( deadline)

    Learn practical English phrases for getting organised and managing daily tasks, including planning ahead, meeting deadlines, and staying on top of responsibilities. - Baro ereyo iy…

    10:44
  8. SBS Somali Program Full: Barnaamijka Jimce 30 January 2026

    Waa barnaamijkii Jimcaha 30 January 2026 oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinnom nacfi leh.

    49:12
  9. Kumannaan doollar oo lagu yeeshay waalidinn khaladka Services Australia (Centrelink) awgii

    Warbixin ka soo baxday Ombudsman-ka Dowladda Federaalka, ayaa lagu ogaaday in Services Australia (Centrelink) ay muddo lix sannadood ah, si ula-kac ah u jebisay sharciyada lacagta…

    10:00
  10. SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 30 January 2026

    Hirar kulayle ah oo aan hore loo arag ayaa weli ka socda qaybo ka mid ah Australia, iyadoo ay qaybo South Australia ka mid ahina halis ugu jiraan, dab-kaymeedyo laxaad leh. New Sou…

    10:14
  11. Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 30 January 2026

    Ururka midowga Yurub oo deeq lacageed siiyey Soomaaliya. Shir dib-u-heshiisiin ah oo Galmudug ka furmay iyo wararkii ugu dambeeyey ee shirka 1-da Febraayo u furmaya dowladda golaha…

    09:49
  12. SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 29 January 2026

    Xildhibaanadda xisbiga Dimoqraadiga ee Maraykanka, Ilhan Omar, ayaa sheegtay inay caafimaad qabto ka dib weerar lagu qaaday. Hoggaamiyaha xisbiga Nationalka ee heer faderaalna waxa…

    05:26
  13. Ciidanka Maraykanka ee ICE oo dilay qof kale iyo cabashooyinka

    Saacaddu waxay ahayd qiyaastii 9-kii subaxnimo ee waqtiga Minneapolis. Ninka dhintay wuxuu ahaa kalkaaliye caafimaad oo ka shaqeeya qabyta gargaarka nafbad-baadinta. Gacanta kuma u…

    11:27
  14. #101 Having a laugh (Med) - Learn English #101 - Baro Ingriisi: Casharka ila-qosol

    Learn how to talk about things that make you laugh. Practise phrases that help you share stories, react to jokes, and enjoy conversations more. - Baro sida looga hadlo waxyaabaha k…

    11:13
  15. Booliiska oo baaritaano aan ruqsad lahayn la beegsaday bulshooyinka kala dhaqanka duwan

    Sahamin cusub ayaa muujinaysa in bulshooyinka leh, asal-qoomiyado kala duwani, (multi-racial) ay la kulmaan baaritaanno booliis oo aan warqad oggolaansho (warrant) lahayn, in ka ba…

    07:23
  16. SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 28 January 2026

    Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese oo soo jeediyey in ninkii walaxda qaraxda ku tuuray debed-baxayaashii Invasion Day sharciga xooggiisa la tuso. Qaybo ka mid ah Australiana waxaa j…

    11:07
  17. Ururka SABC oo shir u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee Victoria

    Ururka SABC ayaa ganacsatada Victoria u qabtay shir ay sheegeen in ganacsatada lagu baraarujiyo, sidii ay ganacsigooda u horumarin lahaayeen, ha noqoto faham buuxa oo ay ka yeeshaa…

    10:09
  18. Somalia News: Warka Soomaaliya 28 January 2026

    Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadlay guulo uu sheegay inay ka gaareen dagaallada argagixisada. Qaar ka mid ah guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka Soomaaliya ayaa qaa…

    08:37
  19. What actually happened on January 26? - Australia Explained: Maxaa dhacay 26 January oo loogu dabbaal-degaa?

    January 26 is one of the most debated dates in Australia’s history. Often described as the nation’s birthday, the day marks neither the formal founding of the colony nor the creati…

    13:10
  20. SBS News Somali: Warka Talaado 27 January 2026

    Heerkulka ayaa maanta la saadaalaaliyey inuu Melbourne iyo Geelong ka gaari doono 45 degree, iyo Mildura oo laga filayo 49 degree. Baarlamaanka Faransiiska, ayaa taageeray sharci l…

    05:00
Now Playing