SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,298 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 21

  1. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026

    Wax-soo-saarka beeraha ee Australia ayaa la saadaalinayaa, inuu ka badan doono boqol bilyan oo doollar sannad-maaliyadeedkan, laga bilaabo Luulyo 2025 ilaa Luulyo 2026. Wasiirka Ga…

    05:36
  2. 'Waa la khiyaamay': Sida uu Ruushku Afrikaanka ugu khayaanay dagaalka Ukraine

    Ragga Afrikaanka ah ee da’da yar ayaa lagu hungureeyaa, mushahar soo jiidasho leh, loona sheegaa inay saxiixayaan heshiis shaqo oo ku qoran luqadda Ruushka, halka xaqiiqadu tahay i…

    13:32
  3. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 2 March 2026

    Warka maanta waxaa ka mid ah wararka dagaalka ay Maraykanka iyo Israel ku qaadeen Iraan iyo Xildhibaan Barnaby Joyce oo ka tirsan xisbiga One Nation oo ka digey dhibaato ku timaadd…

    04:32
  4. More than style: How First Nations fashion is growing in Australia - Australia Explained: Sida dharka (lebbiska) First Nations ugu fidayo Australia

    If you’ve spent any time in Australia, you’ve probably noticed how relaxed the style is. You might notice activewear, surf brands and casual clothes everywhere. But there’s another…

    09:52
  5. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Jimce 27 February 2026

    Dowladda federaalka Australia ayaa maanta dhaqan gelisey sharcigii cusbaa ee hagaajinta ammaanka xarumaha xannaanada carruuruta. Labo qof ayaa u geeriyoodey caabuq fangi (fungal in…

    11:36
  6. Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 27 February 2026

    Halkan ka dhegeyso warka Soomaaliya oo badankiisu ku saabsan yahay abaaraha ba'an ee ka jira Soomaaliya.

    09:59
  7. “Anshax xumo iyo Kibir”- Andrew ma laga saari karaa safka dhaxalka boqornimada.

    "Waa qof qallafsan, isla weyn oo isu arka inuu xaq gaar ah leeyahay, kalana garan waayay farqiga u dhexeeya danta guud ee uu sheegay inuu u adeegayo iyo danihiisa gaarka ah" ayuu y…

    13:38
  8. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 26 February 2026

    Qasnajijga heer federaal ee Australia, ayaa sheegay in sicir-bararka ka sarreeya intii la filayay, uu yahay caqabadda ugu weyn ee saamaynaysa miisaaniyadda federaalka ee soo socota…

    05:43
  9. Bukaan ka baxsaday xarun dhimmir oo dad laayey iyo is-beddel la codsaday

    Labo bukaan ayaa ka baxdsaday xarun dhimmir oo ku taalla Sydney maalmo ka dibna laayey dad. Tan ayaa lagu tilmaamay dhibaato ka jirta nidaamka daryeelka caafimaadka ee New South Wa…

    09:27
  10. Ingiriiska ma u dhoofaysaa? Xeer cusub bay kusoo rogeen socdaalayaasha haysta labo dhalasho

    Laga bilaabo 25-ka Febraayo 2026, muwaadiniinta haysta labada dhalasho ee Australia iyo Ingriiska, ayaa halis ugu jira in loo diido gelintaanka dalka Ingriiska. Halkan ka dhegeyso…

    07:09
  11. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 25 February 2026

    Warkii Soomaaliya halkan ka dhegeyso

    09:38
  12. Dhimashada Shilalka Waddooyinka oo aad u korodhay iyo khubarada oo ka digey

    Tirada dhimashada shilalka waddooyinka ee Australia ayaa kor u sii kacaysa. In ka badan kun iyo saddex boqol oo qof (1,300) ayaa ku dhintay waddooyinka Australia sanadkii la soo dh…

    11:13
  13. SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026

    Booliiska New South Wales ayaa sheegay inay heleen wax ay aaminsan yihiin inuu yahay maydka nin 85 jir ah oo lagu magacaabi jiray Chris Baghsarian. Saraakiisha dambi-baarista ee ki…

    04:35
  14. SBS News Somali: Warka Isniin 23 February 2026

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Ra'iisal-wasaaraha oo diidey soo-jeedin uga timid mucaaradka, kuna saabsan, in dembi loo sameeyo ciddii qof argagixiso lala xiriiriyey ka caawiya in…

    06:09
  15. SBS Somali Program Friday: Barnaamika Jimce 20 February 2026 oo dhan

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii jimcaha 20 February 2026 oo dhammays tiran. Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo warbixinno kale oo faa'iido leh baa ka mid ah.

    56:33
  16. Your guide to using sunscreen in Australia - Australia Explained: Wax ka ogow sida kiriimka qorraxda (sunscreen) loogu istimaalo Australia

    Australia’s sun can be harsh. And sunscreen is one key measure protecting us against harmful sun exposure. We asked three scientists about sunscreen facts, myths and choosing the r…

    13:00
  17. #104 Talking about school exams | NAPLAN - Learn English Ep #104: Barnaamijka Baro Ingriisi

    Learn useful English for talking about school tests, studying, exam pressure, and when you do really well. - Baro sida Ingriisi loogaga hadlo imtixaannada Iskuulka, barashada casha…

    11:43
  18. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga 20 February 2026

    Muslimiinta Sydney ayaa Puauline Handson ugu baaqay inay soo booqato xaafadda Lakemba si ay u barato deegaanka. Tan ayaa timid kadib markaa ay Pualine dhowaan sheegtay in aanu jiri…

    12:07
  19. Somalia News: Warka Soomaaliya 20 February 2026

    Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa kasoo dhammaaday w ejigii koowaad ee shirkii madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo golaha mustaqbalka. Waxaa looga hadlay arrima…

    09:16
  20. Cunsuriyadda (Racism) oo la ogaadey inay ku badan tahay jaamacadaha Australia

    Ardayda iyo shaqaalaha asal ahaan ka soo jeeda Dadka dhulka loogu yimid, Shiinaha, Afrika, kuwa Yuhuudda ah iyo bariga dhexe ayaa sida warbixintu sheegtay, dareemay cunsuriyadda ug…

    14:22
Now Playing