
Podcast

Halkan ka dhegeyso barnaajijkii Jimce 13 February 2026 oo dhammays tiran. Waxaad ka helaysaa warar iyo warbixinno muhiim ah.

Hoggaammiyihii hore ee xisbiga mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa siyaasadda ka fadhisatay ka dib markii laga qaaday hoggaamintii xisbiga. Angus Taylor ayay xubnaha xisbigu…

Xubno ka tirsan golaha isku magacaabay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa haddallo ka jeediyey shir ay isugu yimaaddeen hotel ku dhex yaalla xerada Xalane.

Angus Taylor oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Liberal-ka ayaa iska casiley safka hore ee xisbiga si uu hoggaanka ugula tartamo hoggaamiyaha hadda, Susan Ley. Afartan iyo siddeedd…

Muftiga Guud ee Muslimiinta Australia ayaa ku baaqay baaritaan hufan oo madax-bannaan oo lagu sameeyo hab-dhaqankii booliiska New South Wales, kaddib mudaharaadkii ka dhacay Sydney…

Warka Soomaalia ee maanta waxaa ka mid madaxweynayaasha Puntland iyo Juppa Land, Saciid Cabdillaahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam (Ahmed-modoobe) ayaa soo gaaray Muqdishu si ay uga…

Booliiska Federaalka Australia ayaa ugu baaqayaan iskuullada, inay si gaar ah ugu feejignaadaan calaamadaha muujin kara in arday lagu khasbayo guur qasab ah.

Waxaa laga yaabaa inaad is tiraahdo “adigu maraykan umaba socotid oo xogtaadu waa ammaan’. Laakiin waxaa suurto-ga ah, in xogta dhammaan dadka Australia lagu daro heshiiskan, sidaa…

Premier-ka NSW Chris Minns ayaa difaacay tallaabadii ay booliisku ka qaadeen mudaharaad ka dhacay Sydney, kaas oo lagaga soo horjeeday booqashada madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herz…

Celcelis ahaan, in ka badan 45 kun oo qof oo qaangaar ah ayaa maalin kasta la xirayey sannad-maaliyadeedkii 2024–2025, taas oo qiyaastii 2,500 qof ka badan sannadkii ka horreeyay.

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 6 February 2026 oo dhammaystiran, xayaysiikiina laga reebay

Premierka New South Wales oo deggenaan iyo isxakemeyn ugu baaqan debed-baxayaasha ka dib imaatinkii madaxweynaha Israel, Isac Herzog. Xildhibaan soo jeediyey in gubidda calanka Aus…

Did you know that IVF is not the first, but in fact the last step in a sequence of fertility treatments? In Vitro Fertilisation is regulated by state and territory laws. It can als…

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in heerka dhimashada cudurkani u dhaxeyso 40 ilaa 75 boqolkiiba, in kasta oo ay ku xiran tahay mugga nidaamka caafimaadka ee goobt…

Guddoomiyaha xisbiga Labour-ka oo ka digay xisbiga One Nation oo sii xoogeysanaya iyo Ra'iisal-wasaare Albanese oo heshiis amni maanta la saxeexan doona dhiggiisa Indonisia.

Dagaal ka dhacay Baydhabo oo u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo ciidammo kale oo la sheegay. Maxayse ka yiraahdeen mas'uuliyiinta u kala hadashay labadad dhinac?

Learn everyday English phrases for online dating. Practise expressions like “match,” “ghosted,” and “slide into DMs” while improving your speaking skills. - Baro ereyo iyo jumlado…

Baadhitaan cusub oo lagu raadinayo Dezi Freeman ayaa ka bilaabmay deegaan fog oo ka tirsan Victoria. Mr Freeman ayaa lagu eedeeyay inuu dilay laba askari boolis ah, uuna dhaawacay…

Dawlada Federaalka ayaa la rumeysan yahay inay ka fiirsaneyso in la beddelo ama la tirtiro cashuur-dhimis horey u jirtey oo la yiraahdo (Capital Gains Tax) si loo xalliyo u-sinnaan…

Hoggaamiyaha mucaaradka heer federaal, Susan Ley, ayaa sheegtay inay labada xisbi ee Liberal iyo National dib u midoobi doonaan. Dowladda Qatar-na waxay sheegtay inay ku howlan yih…
