SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 18 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 13

  1. #107 Protecting Wildlife | Talking about animals and nature (Med) - Learn English ep107: Baro Ingriisi - Ilaalinta duur-joogta iyo ka hadalka xayawaanka iyo dabeecadda

    Learn useful English for talking about animals, nature, and protecting wildlife. Practise everyday phrases for discussing threats to animals, expressing concern, and describing the…

    10:23
  2. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 8 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya - Arbaco 8 April 2026

    10:35
  3. “Jirka haweenka yaan loo isticmaalin dagaalka" – Digniin ka soo baxday Medecines Sans Frontieres (MSF0

    Gudaha dalka Suudaan ayaa kufsiga loo isticmaalayaa sidii "hub dagaal oo kale. Haweenka iyo gabdhaha ka baxsanaya colaadda ayaa ka sheekaynaya kufsi kooxeed iyo jirdil loo geystey…

    10:43
  4. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 7 April 206

    Australia iyo Iiraan oo labaduba ka jawaabey hadalkii madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyo tallaalka hargebka oo carruurta sanka laga siinayo sannadkan ayaa ka mid ah wararka…

    05:29
  5. Khubarada: Shirkadaha baraha bulshada waa in la saaro cadaadis

    Guddiga badbaadada internetka ee Australia ayaa bishan gudeheeda ku hanjabay inay maxkamad soo taagi doonaan shirkadaha baraha bulshada, ka dib markii ay iska indha-tireen sharciga…

    07:19
  6. Australia’s unique wildlife: what makes it special and what’s at risk - Australia Explained: Noolaha u gaarka ah Australia - Maxay u gaar yihiin, maxaase halis ku haya?

    Australia is one of the most biodiverse places on Earth, home to wildlife and plant species found nowhere else on the planet. In this episode of Australia Explained you’ll learn ab…

    13:39
  7. Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K

    Australia ayaa sanadkan wajaheysaa xilligii hargabka oo si aan caadi ahayn hore ugu bilaabmay, waxaana sabab u ah nooc hargabka ka mid ah oo si degdeg ah u faafa oo loo bixiyay Sup…

    07:09
  8. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga SBS 3 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Jimcaha ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

    09:09
  9. Somali News: Warka Soomaaliya Jimce 3 April 2026

    Xildhibaannadii cusbaa ee G. Benaadir oo la dhaariyey. Galmudug oo ku dhawaaqday doorasho qof iyo cod ah iyo wararkii Baydhabo.

    12:06
  10. SBS News Somali: Warka Soomaaliga 2 April 2026

    Halkan ka dhegesyo warkii maanta ee Australia iyo caalamka

    05:24
  11. Eeygu ma saaxiibka ugu daacadsan ee Bini-aadamkaa? Maxay ka tiri Cilmi-baarista Cusubi?

    Cilmi-baarayaal baadhay hiddo-side aad u da' weyn oo Eey , ayaa ogaaday inay dadka la noolaayeen qiyaastii 16,000 oo sano ka hor, waqtigaas oo aad uga horreeyay intii aan la bilaab…

    04:55
  12. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Arbaco 1 April 2026

    Warka maanta waxaa ka mid ah: Raqiisinta shidaalka oo laga yaabo inay dhaqan gasho horraanta toddobaadka dambe iyo NASA oo fasaxday dayax-gacmeed bani-aadam saaran yahay oo kusoo w…

    09:11
  13. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaca 1 April 2026

    Warka Soomaaliya maanta wuxuu ku saabsan yahay is-beddelkii ka dhacay dowlad-goboleed Koonfur Galbeed ee Soomaalia iyo madaxweynaha Puntland Saciid Abdillahi Deni oo sameeyey isku-…

    11:02
  14. Dayaxa oo dib loogu noqonayo: Maxaa isbeddeley 50 sano ka dib?

    Bini-Aadamka ayaa markii ugu horreysay tan iyo sannadihii 1970-yadii dib ugu laabanaya Dayaxa. Afar xubnood oo duuliyeyaal ah ayaa muddo ka badan labo sano u tababaranayay, hawlgal…

    09:17
  15. Qarammada midoobey oo ka digey miinooyinka dhulka iyo dalal ka baxaya heshiiskii

    Ethiopia, oo ku jirtey xaalad dagaal in ka badan soddon sannadood qarnigii u dambeeyay, ayaa ka mid ah waddamada ay adduunka ugu badan yihiin haraaga miinooyinka dhulka lagu aaso.

    05:17
  16. SBS News Somali: Warka Talaado 31 March 2026

    Halkan ka dhegeyso qodobbadii ugu door roonaa ee warka Australia iyo caalamka.

    04:25
  17. Digniino ku saabsan cawaaqib-xumo aan loogal talagalin oo ka dhalan karta xayiraadda socdaalayaasha Iiraan

    Australia ayaa xannibaad lix bilood ah ku soo rogtay muwaadiniinta Iiraan ee haysta fiisaha booqashada. Khubarada ayaa ka digaya in tallaabadani ay tusaale xun u noqon karto nidaam…

    08:57
  18. SBS News Somali: Warka Isniin 30 March 2026

    Warka maanta oo Isniin ah waxaa ka mid ah: Ninkii baxsadka ahaa ee horey loogu eedeeyey dilkii labo askari oo booliiska Victoria ka tirsan, Dezi Freeman, oo saaka booliisku toogash…

    05:25
  19. SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 27 March 2026 oo dhammaystiran

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 27 March 2026 oo dhammaystiran. Ma laha xayaysiis iyo muusig.

    52:24
  20. SBS News Somali: Warka Jimcaha 27 March 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamkaba.

    09:41
Now Playing