SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 19 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 14

  1. Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 27 March 2026

    Halkan ka dhegeyso: Warkii Soomaaliya ee Jimce 27 March 2026

    08:22
  2. Masiibada tamarta ee innagu soo dhow iyo dhibaatada ba'an ee ay horseedayso

    Hay’adda Tamarta Caalamiga ah (IEA) ayaa ka digaysa qoto-dheeraanta dhibaatada tamarta ee soo fool leh, xilli uu sii xoogaysanayo dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iran.

    09:58
  3. Diiwaanka kuleylka oo jabay iyo cimilo ba'an: Khubaro qaylo-dhaan ka soo saaray xaaladda aduunka

    Waxaa adduunka hadda soo martay, 11-kii sano ee ugu kululaa ee abid la diiwaan geliyo. Warbixin cusub oo ku saabsan cimilada ayaa ka digaysa, in adduunka aynu ku noollahay sii kulu…

    10:59
  4. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Khamiis 26 March 2206

    Warka maanta waxaa ka mid ah, xildhibaan Barnaby Joice oo ka tirsan xisbiga One Nation oo dowladda usoo jeediyey inay shidaalka qoondeyso iyo qodobbo kale.

    04:40
  5. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Arbaco 25 March 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Arabaco 25 March 2026.

    12:06
  6. Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 25 March 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya oo ku saabsan waan-waan laga dhex wado dhinacyada iska soo hor-jeeda ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Siyaasiyiin iyo dowladda dhexe.

    09:35
  7. Sida uu dagaalka Bariga Dhexe u dhalinayo walaac ku saabsan ammaanka cuntada

    Dagaalku wuxuu si xun u carqaladeeyey qulqulkii bacriminta (fertiliser) ee ka imaan jiray Bariga Dhexe, taas oo dhalisay walaac ku saabsan saameynta ay ku yeelan karto wax-soo-saar…

    09:51
  8. Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia

    Doorashadii dhowaan ka dhacday gobolka South Australia ayaa dhalisay dhibaato siyaasadeed oo heer federaal ah, ka dib markii uu xisbiga One Nation ka fara-maroojiyey xisbiga Libera…

    07:33
  9. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 24 March 2026

    Australia iyo Midowga Yurub oo kala saxeexday heshiish dhinanyo badan. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo sheegay inay wada-hadallo u socdaan Iran, iyo Iran oo beenisay.

    05:47
  10. Have you considered a career in translating and interpreting? - Australia Explained: Kaalinta Turjumaanka: Shaqo iyo Adeeg Bulsho

    Have you ever considered using your bilingual skills to assist others? A career in translating and interpreting might be for you. In Australia you can train for a TAFE certificate…

    12:26
  11. Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda

    Maamuus iyo ammaan baa loo jeediey. Rhoda waxay ahayd qoraa, jilaa, iyo agaasime caan ah, waxaana sannadkii 2016-kii la guddoonsiiyey billadda sharafta Order of Australia. Qoyska R…

    10:30
  12. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Isniin 23 March 2026

    Warka maanta waxaa ka mid ah: Dowladda New South Wales oo sheegay inay dadka kiraystayaasha ah u howl yaraysay inay dib ula soo noqdaan deebaajiga guryaha ama ay u wareejiyaan guri…

    05:41
  13. Sababta uu Donald Trump u rabo inuu 'qabsado Cuba' ma talo-xumaa?

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe uu "kula wareegayo" dalka Cuba. Damacan ayaa yimid xilli ay sii xumaanayso dhibaatada bini'aadantinimo iyo tan tamarta…

    14:56
  14. Somali Program Full: Barnaamijka Af-Soomaaliga Jimce 20 March 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran. Ka hel warar iyo faallooyin faa'iido leh.

    56:04
  15. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 20 March 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Jimcaha ee Australia iyo caalamka

    09:44
  16. Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 20 March 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo muslimiinta ugu hambalyeey Ciidda iyo cafis uu fidiyey. Waxaa kale oo warka ka mid ah xiisadda ka dhex aloosan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed…

    11:09
  17. SBS News Somali: Warka Khamiis 19 March 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa magacaabay Isku-duwe Qaran oo qaabilsan arrimaha shidaalka, si wax looga qabto dhibaatooyinka dhanka sugnaanta shidaalka ee soo…

    06:50
  18. Sugnaanta tamarta Australia ee muddada fog oo su'aal laga keenay

    Xukuumadda Canberra ayaa si kumeel-gaar ah u oggolaatay in suuqyada la soo geliyo baatrool tayadiisu hoosayso oo ay ku badan tahay maadada Sulphur-ku

    06:39
  19. #106 Mmm or Hmm? Trying new and unusual food - Learn English #106: Ku baro Ingiriisi sida looga af-celiyo dhadhanka cunto kugu cusub

    Learn useful English for talking about unusual or strong flavours. Practise everyday phrases for reacting to new foods, sharing opinions, and encouraging someone to try something n…

    09:55
  20. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 18 March 2026

    Afarta bangi ee Australia ugu waaweyn oo dulsaarka demayaha guryaha kordhinaya go'aankii bangiga dhexe ka dib. Donald Trump-na wuxuu sheegey inaanu u baahnayn caawimada NATO.

    12:05
Now Playing