
Podcast

Wararka maanta waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu dalkiisu kordhin doono xabbad-joojinta ay horey ula qaateen Iran. Iran-na waxay dalalka Khaliijka ugu goodd…

Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah, 22 April 2026

Ilaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka…

Halkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka

Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka…

Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.

Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar a…

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta

Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharr…

Cirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.

Dalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol o…

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026

Looking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some poi…

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 10 April 2026 oo dhammays tiran. Ka hel warar iyo warbixinno muhiim ah.

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Jimce 10 April 2026

Ciidanka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibbadooda ayaa la sheegay inay duqaymo cirka ah u geysteen dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa koonfurta Mudug. Odayaaasha Gedo-…

Ubah Gabris oo ah guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa nooga warrantay xaflad loo dhigi doono munaasabadda Ciidul-fitri oo Axadda 12-ka April ka dhici doonta Grandville Town Hal…

Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Israel ugu baaqay inay joojiso duqaymaha ay ka waddo Lubnaan. Donald Trump-na wuxuu ku gooddiyey inuu dalalka Iran ka iibiya hubka badeecadah…

Waaba laga yaabaa inaad maqashay "Peptides", waana maaddooyin laysku duro oo ay dadka qaar rumaysan yihiin inay si degdeg ah u gubaan baruurta, ka hortagaan gabowga, ama hagaajiyaa…

Wararka maanta waxaa ka mid ah Maraykanka iyo Iiran oo aqbalay xabbad-joojin 14 maalmood ah oo ay Pakistan dhexdhexaadisey.
