SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,209 episodesLatest about 14 hours agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 11

  1. Women’s legal services in Australia: Understanding your options - Australia Explained: Adeegyada Sharciga ee Haweenka Australia: Baro Xuquuqdaada

    Workplace discrimination, gender-based violence and financial inequality—these are just some of the reasons why women need dedicated legal services. You don’t have to navigate the…

    13:53
  2. SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhan

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhammays tiran oo xayaysiiskii laga reebay.

    53:42
  3. Tips to reduce petrol costs | Fuel in Focus - Australia Explained: Sida loo yareeyo kharashka shidaalka iyo talooyin waxtar leh|Fuel Focus

    Rising fuel prices are putting pressure on household budgets across Australia, and for many people, it’s changing the way they travel. So what can you do to reduce your fuel costs…

    07:25
  4. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 1 May 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 1 May 2026

    10:49
  5. Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 2026

    Xubnaha mucaaradka Qaranka oo la shiray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa iyaguna shir yeeshay iyo booliiska maamul-goboleed…

    09:54
  6. Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia?

    Ku dhowaad 30 sannadood ayaa laga joogaa, markii toogaasho-wadareed lagu dilay 35 qof, ay ka dhacday tuulada Port Arthur oo ku taalla koonfurta Tasmania. Welise ma la xakameeyey hu…

    13:06
  7. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 30 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka: Khamiis 30 April 2026

    05:37
  8. SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 29 April 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Arbacada ee Australia iyo Caalamka 29 April 2026.

    11:25
  9. Somalia News: Warkii Soomaaliya Arbaco 29 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii maanta oo Arabaco ah naga soo gaarey Soomaaliya

    09:54
  10. Waraysi: Hassan Jama - Maamulihii laanta Af-Soomaaliga idaacadda SBS oo shaqadii ka tegey

    Hassan Jama, maamulihii laanta af-soomaaliga ee idaacadda SBS ee Australia ayaa 13 sannadood ka dib ka ruqsaystay shaqadii idaaccada. Waraysigan ayaanu ku weydiinney sababta.

    17:04
  11. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 28 April 2027

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo caalamka ee Talaado 28 April 2026

    04:16
  12. The overlooked story: Aboriginal and Torres Strait Islander service on ANZAC Day - Dhibbanayaashii la illaaway: Kaalinta dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islander ee xuska ANZAC Day

    Each year Australians gather on ANZAC Day to remember those who served in wars, conflicts and peacekeeping missions. But whose stories are we remembering? Are there stories we don’…

    09:21
  13. Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?

    Dalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.

    07:19
  14. SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Isniin 27 April 2026

    Ninkii lagu eedeeyey isku-dayga inuu khaarajiyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa caawa la hor keenayaa maxkamad ku taal magaalada Washington.

    05:11
  15. SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii JImcaha oo dhan 24 April 2026

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 24 April 2026 oo dhammays tiran

    50:27
  16. Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan

    Koox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixi…

    07:32
  17. U doodayaasha oo soo dhoweeyey in qubeyska looga dhigo lacag-la'aan waayeelka xarumaha daryeelka

    Dowladda oo wax weyn ka beddeli doonta nidaamka NDIS, laakiin aqbashay inay bixiso kharashka qubeyska ee dadka waayeelka ah ee u qalma nidaamka.

    10:53
  18. Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia

    Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yira…

    07:52
  19. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 24 April 2026

    Warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 24 April 2026 halkan ka dhegeyso.

    09:58
  20. Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 24 April 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Jimce ah - 24 April 2026

    10:03
Now Playing