← SBS Somali - SBS Afsomali
Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa? artwork

Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?

SBS Somali - SBS Afsomali
09:51
Play episode

Show notes

Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

More from this show

More
Now Playing