← SBS Somali - SBS Afsomali
How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3 artwork

How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3

SBS Somali - SBS Afsomali
11:11
Play episode

Show notes

How are laws made in Australia? Through Wurundjeri Elder Uncle Dave Wandin’s story of the Birrarung, also known as the Yarra River, learn how an idea becomes a bill, passes through Victoria’s parliament and receives royal assent, the formal approval that makes it law. - Sidee sharciyada Australia loo sameeyaa? Birrarung, oo sidoo kale loo yaqaan Yarra River, ayaa tusaale inoogu noqonaya sida fikradi hindise-sharci u noqoto, looga doodo oo looga ansixiyo Baarlamaanka Victoria, ugu dambaynna Royal Assent loo siiyo si ay sharci rasmi ah u noqoto. How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast-ka SBS oo tusaalooyin dhab ah iyo sharraxaad sahlan kuu adeegsanaya inaad ku fahanto sida dowladuhu uga shaqeeyaan Australia, sida sharciyada loo sameeyo loona beddelo, iyo siyaabaha aad uga qayb qaadan karto arrimaha bulshada iyo dowladda. Dhegeyso taxanaha, kana hel bogga weyn ee How Australia Works noocyo kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadood.

More from this show

More
Now Playing
How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3 — SBS Somali - SBS Afsomali | Podcast | Josplay Music