SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,276 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes

  1. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026 #sbsaudiopodcast

    10:18
  2. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 9 October 2026

    Warkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey saaka oo jime ah halkan ka dhegeyso #sbsaudiopodcast

    07:27
  3. Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?

    Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu…

    08:48
  4. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 206 #sbsaudiopodcast

    04:20
  5. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 7 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 7 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    09:06
  6. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 7 October 2026

    Wararka Soomaaliya ee saaka naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    07:53
  7. Waraysi: Xeer Ciise - Saalah Duale Miguil

    Waraysi ku saabsan xeerka "Xeer Ciise". Saalah Douale Miguil iyo Sh. Waaberi ayaa si guud oo kooban u qeexaya. #sbsaudiopodcast

    27:30
  8. SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    04:12
  9. Why power is split, and how that protects you | How Australia Works - Awoodda Dowladda Maxaa Loo Kala Soocay, Iyo Sida Ay U Sugto Ammaankaaga | How Australia Works

    After receiving a fine for not wearing his motorbike helmet correctly, Hugo decides to have the matter heard in court. His story explains how Parliament, government and the courts…

    07:00
  10. #120 Going to a wedding (Med) - Learn English#120: Aroos Ka Dhacaya Australia

    Learn English useful for going to a wedding. Practise asking about the ceremony and reception, talking about gifts and gift registries, and inviting someone as your plus-one. - Bar…

    11:21
  11. LSR : Dib-U-Eegis Lagu Sameynayo Adeegyada Luqadaha SBS

    SBS ayaa dib-u-eegis ku samaynaysa barnaamijyadeeda ku baxa luqadaha kala duwan oo uu Af-Soomaaligu ka mid yahay. Halkan ka dhegeyso macluumaadka si aad uga qayb qaadato talo-celin…

    09:55
  12. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    03:52
  13. SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammaystiran.

    Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammays tiran halkan kaga soo cesho. #sbsaudiopodcast

    47:54
  14. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    09:57
  15. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026

    Wadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle. #sbsaudiopod…

    08:54
  16. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

    04:25
  17. Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?

    Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, m…

    09:51
  18. SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026

    Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026. #sbsaudiopodcast

    09:13
  19. Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026

    Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta. #sbsaudiopodcast

    11:10
  20. Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?

    Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa…

    07:18
Now Playing