← SBS Somali - SBS Afsomali
Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen? artwork

Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?

SBS Somali - SBS Afsomali
08:48
Play episode

Show notes

Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin. #sbsaudiopodcast

More from this show

More
Now Playing
Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen? — SBS Somali - SBS Afsomali | Podcast | Josplay Music