SBS Somali - SBS Afsomali
Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay. artwork

Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

SBS Somali - SBS Afsomali
06:13
Play episode

Show notes

Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. shirkana ayaan la shaacin mudada uu soconayo.

More from this show

More
Now Playing
Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music