SBS Somali - SBS Afsomali
Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey artwork

Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey

SBS Somali - SBS Afsomali
09:07
Play episode

Show notes

Muddada ay qaadato in laga soo jawaabo codsiyada fiisayaasha lammaanahaa ayaa sii kordhaysa, iyado dhinaca kalena ay xukuumadda Labor-ku ku howlan-tahay, cadaadisna kala kulmayso sidii loo yarayn lahaa tirada dadka dalka u soo guuraya. Waxaana jira cabsi laga qabo in is-beddellada nidaamka socdaalku ay sii adkeeyaan fiisayaasha. Ka dhegeyso halkan.

More from this show

More
Now Playing
Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music