SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,207 episodesLatest 3 days agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 6

  1. Mexico oo 40 sano kadib gaartay wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka

    Dalka martigelinaya Koobka Adduunka ee Mexico ayaa u gudbay wareegga 16-ka, halka weeraryahannada caanka ah ee Erling Haaland iyo Kylian Mbappé ay min laba gool dhaliyeen, taasoo N…

    04:34
  2. Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 1 July 2026

    Wararkii Soomaaliya ee Arbaco, 1 July 2026, dhegeyso. Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri siyaasiyiin xisbigiisa iyo mucaaradka u kala gudba?

    10:27
  3. Ubah Gabris: Waraysi ku saabsan adeegga Multicultural Service DesK - Auburn NSW

    Ubah Gabris, Guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa ka warrantay adeeg laga hir-geliyey xaafadda Auburn ee magaalada Sydney. Adeeggaa oo la yiraahdo Multicultural Service Desk aya…

    11:31
  4. SBS News Somali: Warka Afsoomaaliga ee Talaado 30 June 2026

    Wararkii Australia iyo caalamka ee ugu dambeeyey ee maanta oo Talaado ah, 30 June 2026, halkan ka dhegeyso.

    04:49
  5. Fayrasta khatarta ah ee shimbiraha oo laga helay gobol labaad iyo khubarada oo sheegtay in fursadda faafitaanku hooseyso

    Fayrasta shimbiraha ee la yiraahdo H5N1 oo dilaa ah ayaa gaartay gobol-ka South Australia, iyadoo la xaqiijiyay in shimbir saddexaad oo nooca badda ahi ay qaadday cudurka, isla mar…

    08:36
  6. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 29 June 2026

    Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Iniin ah, 29 June 2026, halkan ka dhegeyso.

    05:17
  7. The Torres Strait Islander Flag: Land, Sea and People - Australia Explained: Calanka Torres Strait Islander: Dhul, Bad iyo Dad

    In Australia, you might see three flags flying together: the Australian National Flag, the Aboriginal Flag and the Torres Strait Islander Flag. Aboriginal peoples and Torres Strait…

    06:59
  8. Australia oo u gudubtay wareegga 32-ka kadib 0-0 ay kula barbar-dhacday Paraguay

    Maalintii 15-aad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, Australia ayaa dhibic muhiim ah ka heshay bar-bar dhac ay la gashay Paraguay. Ecuador ayaa si lama filaan ah iyaduna uga adkaatay…

    04:46
  9. Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Jimce 26 June 2026

    Wararkii ugu dambeeyey oo Soomaaliya naga soo gaarey maanta (Jimce 26 June 2026), waxaa ka mid ah: Madax-weynaha Soomaaliya Hassan Sh. Maxamuud, Ahmed-Madoobe iyo culimo ka kala ha…

    09:41
  10. #113 Talking about winter comfort food (Med) - Learn English #113: Sida Ingiriisi loogaga hadlo cuntada lagu raaxaysto Winter-ka

    Learn English useful for talking about cosy meals and winter comfort food. Practise everyday phrases for describing cravings, warm meals, and food that makes you feel comfortable i…

    10:10
  11. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 25 June 2026

    Warkarkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 25 June 2026 halkan ka dhegeyso

    04:54
  12. Ronaldo oo noqday cayaar-yahankii koowaad ee lix gool ka dhaliya koobabka adduunka

    Cristiano Ronaldo iyo Luka Modrić ayaa gaadhay guulo taariikhi ah maalintii 13-aad ee Koobka Adduunka, halka Australia-na uu dhaawacii Mathew Leckie dhabar-jab u geystey ka hor kul…

    05:03
  13. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 24 June 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka - Arbaco 24 June 2026

    10:16
  14. Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 24 June 2026

    Baaqyo laga diray dagaalkii ka dhacay Adhi-Caddeeye. Shirkii wadatashiga amniga heer dowladda dhexe iyo dowlad-goboleed oo lasoo gabo-gabeeyey iyo Garoowe oo lagu xusay maalinta Ol…

    09:48
  15. Isku-badinta iyo dhimashada daroogada oo kor u kacday iyo baaqyo ku aaddan

    Saddex saacadood iyo badh kasta, Australia gudeheeda hal qof ayaa daroogo ugu dhinta. 2500 oo qof ayaa sannadkii 2024 oo keliya u dhintay daroogo, sida ay soo saartay Peninton Inst…

    08:43
  16. Lix bilood ka dib mamnuuciddii baraha bulshada ee carruurta; Maxaa la gaarey?

    Lix bilood ayaa laga joogaa markii carruurta Australia ee 16 sano ka yar laga mamnuucay baraha bushada. Maxaa is beddeley, dhallin-yaradu’se maxay ka yiraahdeen?

    07:45
  17. SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 23 June 2026

    Qoddobo ka mid wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso.

    04:27
  18. SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 22 June 2022

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey Australia iyo caalamka qaar ka mid ah.

    04:07
  19. Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay

    Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad…

    05:33
  20. SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 19 June 2026

    Halkan ka dhegeyso, wararkii caalamaka iyo Australia ee maanta oo Jimce ah 19 June 2026

    11:43
Now Playing