
Podcast

The 2026 Census is on Tuesday 11 August and every person in Australia on this night must be counted. Census data is used to understand where we live, the languages we use at home (…

Wararkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 13 July 2026, halkan ka dhegeyso.

Barnaamijkii Jimce 10 July oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. Wararka Australia iyo Caalamka, Wararkii Soomaaliya iyo warbixinno kale oo faa'iido leh ayaa kugu sugaya.

Maalinkii 29aad ee koobka FIFA World Cup 2026, kooxda France ayaa u gudubtey Semi-finalka ka dib markii ay Morocco kaga badiyeen 2-0. Xiddiga France, Kylian Mbappe ayaa Lionel Mess…

Halkan ka dhegeyso wararkii maanta oo Jimce ah naga soo gaarey magaalada Muqdisho.

It’s no exaggeration when we hear that the FIFA World Cup is bringing the world together. After all, football is known as the world’s most popular sport. But football really begins…

Wararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 9 July 2026 halkan ka dhegeyso.

Siddeedda xul ee gaaray wareegga siddeedda ee Koobka Adduunka ayaa hadda la ogaaday, kaddib markii Argentina ay guul cajiib ah ka gaartey kulankii Masar, halka Switzerland-na ay Co…

Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Arbaco ah, halkan ka dhegeyso.

Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah, 8 July 2026, naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso.

Dabab-kaymeedyo waaweyn ayaa dhibaato ba'an u geysanaya qaybo ka mid ah koonfurta Yurub. Dababkan ayaa ilaa hadda gubay in ka badan 42 kun oo acre oo dhul ah oo ku yaalla Portugal,…

Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado ah, halkan ka dhegeyso

Halkan dib uga dhegeyso barnaamijkii Jimce 3 July 2026 oo dhammasytiran, lagana reebay xayaysiikii.

Wararkii Australia iyo caalamka qaar ka mid ah ka dhegeyso halkan.

Maxamed-Amiin Xuseen oo ah xisaabiye diiwaan gashan ayaa kuu sharraxaya macluumaadka muhiimka ah ee xisaab-celinta (Tax Returns).

Maalintii 22-aad ee Koobka Adduunka, Portugal ayaa si dirqi ah ugaga adkaatay Croatia ciyaartii sagootinta Luka Modrić, halka Spain-na ay si raaxo leh uga badisay Austria, Switzerl…

Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Jimce ah 3 July 2026

Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu Muqdisho ka helnay maanta oo jimce ah 3 July 2026.

1-dii July 2026, waxaa doobta calamada ee Federation Sqauare oo Melbourne ku taalla laga taagey Calanka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska toddobaadka qarannimada Soomaalyeed ayay ka mid…

Warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 2 July 2026 halkan ka dhegeyso.
