SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 47

  1. Wararka SBS Somali 8 October

    Wararka SBS Somali 8 Oct

    04:49
  2. Wararka SBS Somali 4 October

    Wararka SBS Somali 4 Oct

    07:41
  3. Wararka Soomaliya 4 October

    Wararka Soomaaliya

    10:55
  4. Wararka SBS Somali 3 October

    Wararka SBS Somali

    03:58
  5. Sida daynta guryaha looga qaato Australia

    Australia Explained: sida daymaha guryaha looga qaato Australia.

    10:11
  6. Wararka SBS Somali 2 October

    Wararka SBS Somali 2 October.

    11:05
  7. Xaflad soo dhawayn ah oo loo qabtay Safiir Abdihakim Amey

    Waxaa Melbourne lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayo Safiirka Soomaaliya u jooga Koofurta Sudan horena u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

    06:14
  8. Xafladda Africulture Festival oo lagu qabtay Sydney

    Waxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdik…

    05:42
  9. Wararka SBS Somali 1 October

    Wararka SBS Somali 1 Oct

    04:29
  10. Wararka SBS Somali 26 Sebtember

    Wararka SBS Somali 26 Sebtember

    04:37
  11. Siciid A Deni oo diyaar u ah wadahadalka Dowlada Federaalka Soomaaliya.

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

    09:15
  12. Dr Mohamed Abas iyo damaca Ethiopia ee bada Soomaaliya.

    Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay damaca Ethiopia ee bada Soomaliya iyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay.

    12:42
  13. Hamdi Ali oon ka waramaya doorashada golayaasha dowlada hoose.

    Hamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.

    14:56
  14. Wararka SBS Somali 24 September.

    Qaar ka mida wararka SBS Somali ee maanta (24 Talaado, 2024)

    06:22
  15. Guryo la'aanta ka jirta Australia iyo Hamdi Ali

    Waxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.

    16:35
  16. Wararka SBS Somali 20 Sebtember 2024

    Wararka SBS Somali 20 Sebtember

    08:08
  17. Wararka SBS Somali 19 Sebtember

    Wararka SBS Somali 19 Sebtember

    04:54
  18. Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha

    Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.

    06:23
  19. Wararka SBS Somali 18 Sebtember

    Wararka SBS Somali 18 Sebtember

    09:59
  20. Wararka SBS Somali 17 Sebtember

    Wararka SBS Somali 17 Sebtember.

    05:07
Now Playing