SBS Somali - SBS Afsomali cover art

Podcast

SBS Somali - SBS Afsomali

1,211 episodesLatest 1 day agoNew episode
Recorded in AustraliaAbout AustraliaSomaliNewsDaily NewsSociety & Culture
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episodes — page 46

  1. AE: Australia's Immunsation Rules

    Australia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.

    09:20
  2. Wararka SBS Somali 23 October

    Wararka SBS Somali 23 October

    11:00
  3. Wararka Soomaaliya 23 October

    Wararka Soomaaliya 23 October.

    11:00
  4. Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa

    Jama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.

    16:30
  5. Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama

    Waxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.

    09:39
  6. Wararka SBS Somali 22 October

    Wararka SBS Somali 22 October

    04:20
  7. Ololaha Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya miyuu bilowday?

    Mukhtar Mohamed Sayid wuxuu u tartamay doorashadii madaxweyne ee 2022, haddana wuxuu isu diyaarinayaa tan 2026.

    18:46
  8. Wararka SBS Somali 18 October

    Wararka SBS Somali 18 Oct.

    07:14
  9. Wararka SBS Somali 17 October

    Wararka SBS Somali 17 October.

    04:17
  10. Wacyigalinta caafimaadka ragga

    Waxaa Melbourne laga furay xarun ay ku kulmaan ragu, laguna wacyigaliyo arimaha caafimaadka ragga.

    13:32
  11. Wararka SBS Somali 16 October

    Wararka SBS Somali 16 October.

    12:20
  12. Yuhuud/Islam nacaybka oo ku sii kordhaya Australia

    Waxaa Australia ku sii kordhaya Islam iyo Yuhuud nacaybka.

    06:06
  13. Wararka SBS Somali 15 October

    Wararka SBS Somali 15 October

    03:50
  14. Booliska Victoria iyo beegsiga midabaysan (racial profiling)

    Warbixin ku eedaysay Booliska Victoria inay wali wado beegsi midab ku salaysan.

    04:33
  15. Wararka SBS Somali 11 October

    Wararka SBS Somali 11 October

    08:12
  16. Wararka SBS Somali 10 October

    Wararka SBS Somali 10 October

    04:03
  17. Wararka SBS Somali 9 October

    Wararka SBS Somali 9 October

    12:07
  18. Australia Explained: wanta solar panel on your roof?

    Ma doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?

    07:17
  19. Waraysi xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa

    Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. P…

    15:11
  20. Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga

    Waxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah,…

    11:32
Now Playing