
Podcast

Victoria ayaa ka shaqaynaysa sidii ay usoo saari lahaayeen xeerar cusub oo lagu dhaqo goobaha xannaanada carruurta, ka dib markii la qabtay nin lagu eedeeyey inuu carruur faraxumee…

Hay'adda ACCC oo shacab- weynaha uga digtey dhagar budhcadda Internet-ka ah, warysiyo iyo maqaallo kale.

Wararkii ugu dambeyey

Ardayda hodanka ah ayaa la sheegay inay faa'iidoda ugu badan ka heli doonaan dayn-dhimidda dowladda Australia ku samaynayso daynta waxbarashada sare (HECS)

Wararkii ugu dambeeyey ee gudaha iyo debeddaba

Wararka SBS Somali 2 July

Marka la fiiriyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, maxaa looga dabaal degaa waqtigii xoriyadda? Su'aashaas ayaa waxaa ka jawaabaya Dr Abdiwaahid Hassan.

Wararka SBS Somali 1 July

Weli waxaa socda dadaal xabbad-joojin ka dhacda Gaza. Iran-na waxay shuruur adag ku xidhay kormeerayaasha hay'add IAEA.

Xoriyatul qowlka iyo warbaahinta kala duwan waxay astaan muhiim ah u tahay dimqraadiyad caafimaad qabta.

SBS Somali Full Program 27 June

Wararka SBS Somali 27 June

Wararka SBS Somali 26 June

Wararka SBS Somali 25 June

Dr Siyat Hilow ayaa qababqaabiyay socod dadka looga baruurinayo dhibaatooyinka qaxootiga iyo magan galyodoonka. Socodka loo bixiyay Big walk for refugees ayaa qayb ka ah todobaaka…

Wararka SBS Somali 24 June

Wararka SBS Somali 19 June

Wararka SBS Somali 18 June

Mohamed Hassan Dable oo aan ka waraysanay xaaladda dagaalka u dhexeeya Iran iyo Isreal.

Wararka SBS Somali 17 June
