
Podcast

Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga hel…

Qaybtii 2aad ee waraysi ku saabsan Tax Returns-ka oo aannu la yeellanay Xisaabiye Maxamed Garabey iyo warbixinno kale ayaa ka mid ah qaybaha barnaamijka.

Warbixin cusub oo ay soo saareen 'Chronic Pain Australia' oo lagu dersay 5000 oo qof oo Australian ah, ayaa lagu sheegay in dadkaas oo la nool xanuunnada joogtada ahi weli ku dhibb…

At some stage you will probably need help from a Justice of the Peace. It may be to prove your identity, to make an insurance claim or to certify copies of your legal documents in…

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

Dhegayso warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunkaba

Ingiriiska iyo Farasnsiiska ayaa ku dhawaaqay qorshe tijaabo ah oo cusub oo tahriibayaasha doonni yar Ingriiska kaga soo gala dhinaca Faransiiska, dib loogu celinayo Faransiiska.

Khubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.

Reer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.

Xisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)

Olole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.

Daraasad la sameeyey ayaa markii ugu horraysay lagu sheegay in dad dhowaan ku dhintay kulaylaha Yurub uu is-deddelka cimilada bani aadanku sababay si toos ah u sababay.

Qofka raba inuu guriga gudihiisa ganacsi ku sameeyo, waa inuu marka hore ogaadaa xeerarka iyo shuruudaha ku xidhan. Warbixintan ayaa kuu qeexaysa.

Erin Patterson oo ah haweeneydii hore loogu eedeeyey in ay dad cunto ku sumaysay ayaa dembiyadii lagu soo oogey oo dhan lagu helay. Waa dembiile.

Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykank…

Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qa…

Baanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruu…
