← SBS Somali - SBS Afsomali
Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia? artwork

Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia?

SBS Somali - SBS Afsomali
13:06
Play episode

Show notes

Ku dhowaad 30 sannadood ayaa laga joogaa, markii toogaasho-wadareed lagu dilay 35 qof, ay ka dhacday tuulada Port Arthur oo ku taalla koonfurta Tasmania. Welise ma la xakameeyey hubka Australia?

More from this show

More
Now Playing