← SBS Somali - SBS Afsomali
Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka artwork

Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka

SBS Somali - SBS Afsomali
07:02
Play episode

Show notes

Daawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso. #sbsaudiopodcast

More from this show

More
Now Playing
Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka — SBS Somali - SBS Afsomali | Podcast | Josplay Music