SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026 artwork

SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
09:52
Play episode

Show notes

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa booqasho ku tagay Somaliland, isagoo ballanqaaday in Israa’iil ay ka furi doonto safaarad, kaddib markii Israa’iil noqotay waddankii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqashadaas ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu sameynayo arrimaheeda gudaha.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music