SBS Somali - SBS Afsomali
Sida ay kubbadda cagtu dadka ugu samayso is-beddel wacan artwork

Sida ay kubbadda cagtu dadka ugu samayso is-beddel wacan

SBS Somali - SBS Afsomali
08:15
Play episode

Show notes

Kubbadda cagtu ma aha oo keliya jimicsi iyo madadaalo. Waxay noqon kartaa aalad loo adeegsadao isu-soo dhoweynta iyo wada-jirka bulshada. Gaar ahaan dadka dhowaan dalka soo galay, ayay qaarkood u noqotaa jid-bixiye u iftiimiya nolosha Australia. Warbxintan ayaa faahfaahinaysa.

More from this show

More
Now Playing
Sida ay kubbadda cagtu dadka ugu samayso is-beddel wacan — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music