SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 10 February 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 10 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:40
Play episode

Show notes

Premier-ka NSW Chris Minns ayaa difaacay tallaabadii ay booliisku ka qaadeen mudaharaad ka dhacay Sydney, kaas oo lagaga soo horjeeday booqashada madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog. Dibadbaxayaal isugu soo baxay Sydney Town Hall-ka Sydney, si ay u cambaareeyaan booqashada Herzog ayaa la sheegay inay booliisku ku buufiyeen basbaaska indhaha (pepper spray), rii-riixeen, qaarna garaaceen.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 10 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music