SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 11 March 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 11 March 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
12:30
Play episode

Show notes

Ururada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyey sharci cusub oo ay dowladda Australia soo saartay, kaas oo si ku-meel-gaar ah looga mamnuucayo dadka ka imaanaya dalalka qaarkood inay Australia ku soo galaan fiisooyin gaar ah. Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa la siin doonaa awoodo cusub oo uu ku soo saari karo xannibaad socdaal oo illaa lix bilood ah

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 11 March 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music