SBS Somali - SBS Afsomali
Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray? artwork

Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray?

SBS Somali - SBS Afsomali
07:24
Play episode

Show notes

Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.

More from this show

More
Now Playing
Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray? — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music