SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: 21 August 2025 artwork

SBS News Somali: 21 August 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
04:48
Play episode

Show notes

Premier-ka Victoria, Jacinta Allan, ayaa sheegtay in si degdeg ah loogu baahan yahay dib-u-habayn heer qaran oo xeerarka badbaadada carruurta ah, sida kuwa heer dowlad-goboleed oo kale. Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, J.D. Vance, ayaa sheegay in dalalka Yurub ay bixin doonaan inta badan kharashka dammaanadka amniga ee loo sameynayo Ukraine.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: 21 August 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music