SBS Somali - SBS Afsomali
Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada artwork

Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada

SBS Somali - SBS Afsomali
09:46
Play episode

Show notes

Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.

More from this show

More
Now Playing