SBS Somali - SBS Afsomali
What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka? artwork

What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka?

SBS Somali - SBS Afsomali
11:18
Play episode

Show notes

Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vaccinations to advice on caring for your pet’s wellbeing. - Warbixintan waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in xayawaanka rabbaayadda ah si joogto ah loogu geeyo dhakhtarka (Veterinary) si loo xaqiijiyo caafimaadkooda. Waxayna si gaar ah u sharraxaysaa waxyaabaha laga filan karo xarumaha caafimaadka xayawaanka ee dalka Australia, sida baaritaannada joogtada ah, talaalka, iyo talooyinka ku saabsan daryeelka guud ee fayo-qabka xayawaanka.

More from this show

More
Now Playing
What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka? — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music