SBS Somali - SBS Afsomali
Trump oo Yurub maagay Ukraine oo dagaal ku jirtona ku cadaadiyey inay doorasho qabtaan artwork

Trump oo Yurub maagay Ukraine oo dagaal ku jirtona ku cadaadiyey inay doorasho qabtaan

SBS Somali - SBS Afsomali
08:02
Play episode

Show notes

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday waddamada qaaradda Yurub. Madaxweynaha ayaa waraysi uu bixiyey, oo hadal-hayn badan dhaliyey, ku sheegay inay qaaradda Yurub “duminayso” sabab la xiriirta siyaasadahooda socdaalka kuwaas oo uu ku tilmaamay siyaasado daciif ah.

More from this show

More
Now Playing
Trump oo Yurub maagay Ukraine oo dagaal ku jirtona ku cadaadiyey inay doorasho qabtaan — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music