SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee Talaado 26 May 2026 artwork

SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee Talaado 26 May 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:17
Play episode

Show notes

Qiimaha korontada oo la filayo inuu hoos uga dhaco qaybo ka mid ah Australia. Donald Trump-na wuxuu qaar ka mid ah kuwa ugu tunka weyn waddamada Islaamka u sheegay, inay heshiiska Abraham Accords la saxeexdaan Israel si uu shuruud ugu noqdo heshiis kasta oo la gaaro.

More from this show

More
Now Playing