SBS Somali - SBS Afsomali
Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef artwork

Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef

SBS Somali - SBS Afsomali
10:31
Play episode

Show notes

Sahamin sanadle ah oo lagu sameeyay qayb badda Australia ka mid ah, oo la yiraahdo, Great Barrier Reef ayaa lagu muujiyay, in noolaha la yiraahdo Coral oo ka baxa baddaas hoosteeda uu baaba'ii ugu weynaa ku yimid sannadkii 2024-kii, marka la barbar dhigo sannadihii ka horreeyey, muddo ku siman aftameeyo sannadood.

More from this show

More
Now Playing