SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 10 April artwork

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 10 April

SBS Somali - SBS Afsomali
11:25
Play episode

Show notes

Ciidanka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibbadooda ayaa la sheegay inay duqaymo cirka ah u geysteen dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa koonfurta Mudug. Odayaaasha Gedo-buuri Bari-na waxay sheegeen inay qaateen nabad shuruud la'aan ah oo ay hoggaaminayso xukuumadda Somaliland, iyo ciidamo tababar loogu xidhay Puntland.

More from this show

More
Now Playing
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 10 April — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music