SBS Somali - SBS Afsomali
SBS Somali News Flash: 22 July 2025 artwork

SBS Somali News Flash: 22 July 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
05:01
Play episode

Show notes

Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Australia. Ururrada shaqaalaha Australia-na waxay dalbadeen in ayaamaha shaqada lagusoo gaabiyo afar maalmood toddobaadkii.

More from this show

More
Now Playing
SBS Somali News Flash: 22 July 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music